Mohammed Dhalad Ogaden

Mohammed Dhalad Ogaden

“~Geesigu ma liico ~ in Uu Geeriyoodo mooyee^

10/29/2022

Caradii jarareed oo roobaysan ❤️🫶🏽

Caradii jarareed oo roobaysan ❤️❤️❤️

10/01/2022

Sida Aan wada ognahay dadkeena somaliyed waa dad xoolo dhaqato iyo Beeraleey ah .

Muuqaalkanu waxa uu cadaynayaa sida Aan u falano beeraha..

Sida hadda ii muuqata waxa ay haramaynayaan beerta !

Muuqalada noocan oo kale Ah Aad baan u jeclahay!

09/28/2022

Gobeey liic oo hajabin..

09/28/2022

Muuqaal kamida muuqaalada qalbigayga gilgila markaan dib umilicsado halgankii dheeraa Ee ONLF 😭😭❤️❤️—

Allah ha u Naxariisto shuhaadadii ONLF 😭😭

09/17/2022

“Qof gaajaysani Gob aha, Gun weeye ”

Siyaad Bare Allah Ha u Naxariistee nin fiiro dheer oo tuugsiga iyo Qaaramaysiga neceb buu ahaa.

09/10/2022

Magalada fiiq oo howmar xowli ah ku talaabsatay.

Guul weeye inaan arko bilicda iyo quruxda dal kayga ❤️.

09/05/2022

🙏Hadafkii jawxo iyo shuhadadi hankoodu
🙏Xornima heloo ku hadhsada ahaa
🙏Qalbiyada ku haysta haldoorkeeni go’ay

🙏Marna yaynaan hilmaamin halyeeyadii
🙏Hanti iyo naf iyo maal uhuray dhulkeenee
🙏Uhoydayee hoos kamaray carada

🙏Hilbahaygoow qabiil baa inala hadhaye
🙏Ka hortaga cidii kala hayb hayb wadoo
🙏Hadafkeenii xornimo yuuna hodin qabiil

Abwaan Eesh calaa!

08/23/2022
08/11/2022

“ONLF “
Dhiigayga weeyoo waanu ku dhaadanaa❤️❤️

12/27/2021
12/23/2021

❤️Gabadh Muslimad ah ❤️😘

Inta Aan xumaanta iyo dantiga faafinayno Aan khayrka iyo ducooyinka faafino.

12/20/2021

Shekh yusuf Estes❤️

Cabitaanka sigaarka iyo dhibka uu leeyahay 🥲🥲

12/20/2021

Alah ka cabso marwalba Adoomadiisana nabadgali hadad garabsiinayn❤️❤️

12/19/2021

Faafi khayrka walal oo lawadaag walalah❤️🌺

Quraanku waa Naxariis iyo Nagaasho uu ilahay nagu deeqay❤️

09/29/2021

Dadku waa wehele waligaa wanaaji 💝❤️

10/09/2020

Qalbigu waa daxaloobaa 😭😭waxaana lagu nadiifiyaa takhwada Alah ❤️🙏🙏

06/14/2020

Waxaan Guule kuu qorin orod laguma gaadhee —

Umad yahay gar waaqsada✍️

Videos (show all)

❤️ONLF ❤️iyo Suldanka Geeska💝
❤️Gabadh   Muslimad ah ❤️😘
Shekh yusuf Estes❤️
Faafi khayrka walal oo lawadaag walalah❤️🌺
Qalbigu waa daxaloobaa 😭😭waxaana lagu nadiifiyaa takhwada Alah ❤️🙏🙏#with #Guumaysidiid

Telephone

Website

Address


Green Bay, WI
54303
Other Green Bay realtors & realty services (show all)
NeighborWorks Green Bay NeighborWorks Green Bay
437 S Jackson St
Green Bay, 54301

We solve housing challenges and build stronger communities!

Best Built, Inc. Best Built, Inc.
3100 Holmgren Way
Green Bay, 54304

Residential & Commercial Construction Company along with full service Real Estate & Development

Watermolen Apartments Watermolen Apartments
1685 Riverbend Ter
Green Bay, 54311

Watermolen Apartments provides residents with quality apartment living and service you can trust!

Crossroads Safety Management Group Crossroads Safety Management Group
Green Bay, 54304

"Stimulation Through Simulation"

Bay Lakes Builders Bay Lakes Builders
1411 S Webster Ave
Green Bay, 54301

Bay Lakes Builders specializes in new home design and custom home building. Their design/build serv

Perret Homes, Inc. Perret Homes, Inc.
1100 Velp Ave
Green Bay, 54303

Perret Homes has been providing families in Northeast Wisconsin with exceptional value in housing for over 60 years. With a staff possessing more than 150 years of combined experie...

Sandra Ranck Sandra Ranck
340 N Broadway Suite 175
Green Bay, 54303

Specializing in marketing luxury real estate in Brown and Door county. Keller Williams Realty.

First Class Real Estate School First Class Real Estate School
839 Lombardi Avenue
Green Bay, 54304

First Class Real Estate School provides classroom and online real estate instruction including the required Wisconsin exam prep course.

Salmon Real Estate Salmon Real Estate
2686 Humboldt Rd, Unit 7
Green Bay, 54311

A limited to full service Real Estate Company servicing the Greater Green Bay and Door County, Wisco

Becky Buckland, Coldwell Banker Real Estate Group, Green Bay Becky Buckland, Coldwell Banker Real Estate Group, Green Bay
Coldwell Banker
Green Bay, 54311

Real Estate Services - Home Sellers - Home Buyers - Luxury Homes - Waterfront - Estates - Buildi

Renee Brodin, Coldwell Banker Real Estate Group, Green Bay Renee Brodin, Coldwell Banker Real Estate Group, Green Bay
745 Ontario Rd
Green Bay, 54311

Selling your home? Looking to invest in real estate? Reach out to me today!