Kaluun Yasin King Fish

Kaluun Yasin King Fish

Share

💎 Dhulkeena nimcaa fadhida 💎

07/18/2026

Milxo waa la go,doomiyey, gawaaridii rikaabka iyo kuwii xamuulkaba waa loo diiday inay bosaso kasoo baxaan, milxo waxaa Laga dareemayaa in ay saarantahay cunaqabatayn dhinaca puntland kaga timi, ma naqaan sababta iyo waxa nalaka damacsanyahay .

Arintaan ma puntland oo dhanbaa Nala qabta mise waa anaga kaliya??

07/17/2026

Xasawga Milxo

07/11/2026

12jir ka adag bir

07/11/2026
07/10/2026

Lool madoobe

07/05/2026
07/05/2026
07/05/2026
07/03/2026

Rag waa shaqo muuqaalkan waxaan Soo duubay 2014 kii iyo ragarka

06/29/2026

Jecliyaa markii horumarka lagu tarmayo💕
Nebciyaa markii siyaasad madhalays ah iyo qabyaalad lagu xifaaltamayo🙅

Hadii aan ku tartamilahayn waxqabad oo siyaasi kastaa ku faanilahaa Kuna ololayn lahaa wixii uu qabtay anaguna aan ukala taageerilahayn hebel baa wax qabad fiican, oo meel iska dhigilahayn hebel baa igu qabiil ah waxaa hubaal ah inaa horumar gaari lahayn✅

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Columbus, OH