Moha Cali

Moha Cali

Share

This is my Official page Moha Cali"

06/27/2026

Gabadhan waxay tiri” Sanka Sharmuutinimo uma duran balse nin raadis ayan ahay.

Adigu Sidee u aragta?

06/26/2026

Qoftan warkeda waa cad yahay😂

06/26/2026

Ceyda iyo Amiiro Qurux✅

06/26/2026

Dhimasho ma rabi Naag baan raadinoya kulaha😂😂

06/26/2026

Jabra iyo gabdho arday ah maxaa kala qabsadey!😂

06/25/2026

Soomaalida kale way innagula dhuuqayaan 26-June "Madaxweyne Cirro

06/25/2026

Hambalyada Munaasabadda 26-ka Juun:

​Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan u dirayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda weyn ee 26-ka Juun.

​Munaasabaddan waxay astaan u tahay habeenkii taariikhiga ahaa ee ay gobollada waqooyi ee dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska 26jun,1960-kii.

​Waa habeenkii ugu horreeyay ee taariikhda la taago calan Soomaaliyeed oo xor ah, kaas oo ku dhashay dhiiggii iyo dhididkii halgamayaashii naftooda u soo huray gobanimada.

​Waxaan umadda Soomaaliyeed u rajaynayaa in sannooyinka dambe ay ku gaaraan nabad, midnimo, horumar waara iyo barwaaqo.
​Guul iyo gobanimo, sannaadkan sannaadkiisa kale oo nabad ah!

06/25/2026

Soomaali diidow Silac u dhimo!!

06/25/2026

Sorry walshay uma qalmin balse dulmi baa lagugu xukumay” lkn insha allah wadka bixi doonta!

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu
Columbus, OH