Higsifoundation
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Higsifoundation, Nonprofit Organization, Chicago, IL.
Hadaan La Is Caawin Aakhiro Abuur La Iska Jafimaayo
11/30/2023
Kulan ay soo qaban qaabisay Hay'ada Hiigsi Foundation kuna saabsanaa gurmadka Dadka ay saameeyeen roobobku ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq.
Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Maamulka Degmada Caabudwaaq, Gudoomiyayaasha Lixda xaafafoof ee Caabudwaaq, Culima awdiinka, Odayaasha dhaqanka Agaasimaha Wasaarada Diinta iyo awqaafta Maamulka galmudug ayaa si wada jir ah baaq loogu diray bulshada ku nool magaalada Caabudwaaq in ay qayb lixaad leh ka qaataan gurmadka walaalahooda ay saameeyeen roobabku islamarkaana qof walba uu wixii uu awoodo kaga qayb qaato.
Hay'ada Hiigsi Foundation oo ah hay'ad ka shaqaysa arimaha samafalka iyo ka qayb qaadasha wax barista Jiilalaka soo koraya ayaa markan u istaagtay sidii ay bulshada Gobolka Gedo gurmad ugu fidin lahayeen.
Salama Bank: 37089476.
Dahabshiil: CWQD0001244
Amal Bank: 470104959593.
Somte E-Dahab. +252624838084.
EVC-Plus: +252614848083
Hay'ada Higsifoundation http://mustaqiim.tv Oo Qalab Warbaahineed Ku Wareejsay Warbaahinta Mustaqiim TV & Radio ee Degmadda Caabudwaaq.
11/23/2023
War-Saxaafadeed Hay'adda Hiigsi Foundation.
Labo Qiso Cajiib Ah Qaybta 4 Barbaarinta Maskaxda
Barnaamijka Wacyi Galinta Waalidka Hordac
Xafiiska higsifoundation. 3179 Cleveland Ave Columbus Ohio 43224Room #4
10/27/2023
madaxa Warbaahinta Mustaqiim Radio & TV Mudane Mahad Caruushe Ayaa Kulan La Qaatay Qaar Kamida Saxafiyiinta iyo Culumadda Waqtigooda Ku Bixiyay Sii jeedinta Duruus Diiniya ee Warbaahinta Mustaqiim Radio & TV Mr Caruushe Waxaa Uu Ku Booriyay dhamantood Inay Dardargaliyaan Hawlaha Ay Bulshada uhayaan asagoona umahad celiyay Allah (Sw) sidoo kale Waxaa uu umahad celiyay Hay'ada hiigsi foundation oo taageerta Waxbarashada, iskaashiga Nabadda Caafimaadka iyo wacyigalinta dhalinyarada.
dhamaad.
Hay'ada hiigsifoundation ayaa boqol xabo oo musxaf ah ku wareejisay Madarasada al minhaaj oo ah xarun ay caruurto wax ku barato.
Yaxye lamadusa
Hay'ada hiigsi foundation oo taageerta waxbarida iyo wacyigalinta dhalinyaradda dhanka diinta dhaqanka iyo isticmaalka technoojiyada oo Gaari noaha ah kuwareejisay markaska Alminhaaj oo ah xarun xanaano iyo waxbarasho oo kutaala xaafada kowda luuliyo ee degmadda caabudwaaq.
Yahye Farhan Lambaduusa
Click here to claim your Sponsored Listing.