amiin macalin
halkan waxaad ka helidoontaan warar sugan iyo xaqiiqo falooyin iyo falanqayen wararka aduunka iyo somaliya
03/16/2026
sheegaya Weerarada dagaal ee sii kordhaya bariga dhaxe waxaa saameyn aad uweyn ku yeeshay Suuqa Maaliyeed Dubai, iyadoo maanta xaalada guud suuqa hoos u dhacday 3.2%. Khasaaraha suuqa ayaa gaaray ku dhowaad 21% tan iyo heerkii ugu sarreeysay abid, taasoo ka dhigtay inuu galo marxalad aad udag.
Arrintan ayaa muujinaysa in culeyska dagaalka uusan ku koobnayn dhinaca amniga oo keliya, balse uu si toos ah u taabtay kalsoonidii maalgashadayaasha iyo xasilloonidii dhaqaalaha dalka.
horta Dubai waa inaye xanuun sataa oo ogataa dagaalku wax uu yahaye oo aye dareentaa dhibkaye ka gayesataye
🇸🇴
🇪🇬
🇸🇩
🇱🇾
03/16/2026
War cusub, Trump wuxu leyay waxa si wayn uburburinay awoodi ciidamada iiran, inay dib udhistaan ciidan waxay ku qadanaysa 10 sano iyo wax kabadan, ila imika sidu uga bixi laha una shegan laha guul ukaga baxo dagaalka ayu raadinaya, madama waxanu filayn iyo sidu donayay ay noqon wayday, kaligi o bila xulufo ahna anu dagaalka wadi karin bal maxaye kula tahaye ???
03/16/2026
DEGDEG: Tucker Carlson wuxuu sheegay in Mareykanku uu ka fiirsanayo inuu adeegsado hubka nukliyeerka ee ka dhanka ah Iiraan kolaye waye suurtowda teamka turam waayo waa dad qayera masuulin ah oo aduunka wuu layaaban yahaye oo waxaa dhab ah hadalka wariye tucker Carlson sheegaye bal waad ogaan doontaan
03/16/2026
war deg deg sacado uun, markii Trumo shaaciyey in ciidankiisu garaaceen Jasiirada shidaalka Iran ee Kharg Island, wakaaladda wararka Fars ayaa sheegtay in kaabayaasha saliidda in aysan waxyeello gaarin duqeymihii uu Maraykanku halkaas ka fuliyay wararka TV fars wax uusheegaye inaye shaqyenayan kaabayaashii saliidu hada oo waxba gaadhin
03/16/2026
03/16/2026
Israa’iil oo warar been ah sheegayesa Aayatullaahigi cusuba ayaan dhaawac halis ah gaadhsiinaye ayaye leeyihiin lkn waxye baraha ku baahiyeen sawiro kartoon laga sameeyaye oo loo ekayesiiyaye Aayatullaahiga cusub حسب اخر الاخبار تم نقل المرشد الى روسيا للعلاج فليس هناك مستشفى في ايران يمكنه ان تعالج فيه حالته المتدهورة جدا
03/13/2026
DEGDEG:- Ali Larijani oo ah xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran ayaa sawir ku baahiyay akoonkiisa rasmiga ah ee baraha bulshada X, isagoo muujinaya ka qayb-galka uu ku lahaa socodka International Quds Day ee lagu qabtay caasimadda Tehran.
Larijani ayaa sawirka ku lifaaqay qoraal uu ku yiri:
“Socodka Maalinta Qudus, Waddada Kacaanka, Tehran, 22 Maarso 2026 — kadib 13 maalmood oo laga joogo shahiidnimada Aayatullaahi weyn Sayid Ali Khamenei.”
Hadalkan iyo sawirkan ayaa muujinaya sida mas’uuliyiinta Iran ay u sii wadaan ka qayb-galka munaasabadaha siyaasadeed iyo diimeed ee waaweyn ee dalka, xilli xaalad xiisad leh ay ka jirto gobolka Bariga Dhexe.
Socodka Maalinta Qudus waxaa sanad kasta lagu muujiyaa taageerada Falastiin iyo diidmada Israel, waxaana ka soo qayb-gala kumannaan qof.
03/10/2026
https://www.youtube.com/ ayaa sheegtay iney garab taagan tahay dalalka Khaliijka Carabta ee la weeraray.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Suuriya ayaa ku amray dhamaan masaajida Suuriya inta maalmahan barakeysan lagu jiro in qunuuda salaada subax loogu duceeyo Sucuudiga iyo Dalalka kale Khaliijka.
03/10/2026
warkii hada soodhacaye iraan taatiko laciyaartaye huwantii Israa’iil iyo marayekanka
03/10/2026
Guddoomiyaha Midowga Yurub, António Costa, ayaa sheegay in Ruushka uu yahay dalka kaliya ee ka faa'iiday dagaalka u dhexeeya Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan. Saddex arin ayuu sheegay inuu Ruushka ka faa'iday, kuwaasoo kala ah:
1 - Qiimaha shidaalka oo kacay ayaa Ruushka siiyay suuq cusub oo shidaalkiisa lagu iibsadi, iyadoo ka helay lacag uu ku sii wado dagaalka Ukraine.
2 - Indhihii caalamka iyo taageeradii milatari ayaa ka leexday Ukraine, una wareegay Bariga Dhexe.
3 - Ruushka ayaa helay fursad uu kaga badbaado cadaadiska caalamiga ah inta dunidu ku mashquulsan tahay Iiraan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Adna, WA
124