Abdiwali Yasin
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiwali Yasin, Journalist, .

Kulanka mantaY ee derbi Manchester .
Saadaali oo ku guulaYso hadiyad qaali ah .
Shuruudaha lagaa rabo inaad buuxiso
1: pagekan like saar .
2: sii share garee
3: commonticana ku saadaali.

Reds is back
Wacadahar ay la soo laaban doonan aan Argno

Yaa taageero badan labadaan Koox
1: real Madrid (❤ love saar)
2: Barcelona ( 😮 wow saar)
Pagekana like noo saara saaxiibaYal

TaageeraYaasha sportska waxa aY soo jeedinaYaan Hurry Kane in laga qaado freekicka oo lagu wareejiYo ninka la Yiraahdo Son. Mar uu dhaliYey freekick aan inaba caadi ahaYn .
MAXAY KULA TAHAY ADIGA KA DHIIBO FIKIRKAGA?
Pagekan like ta noo taabta saaxiibaYal
Commentigaguna waa noo muhiim...

ciYaartoyda canada🇨🇦 oo ka xanaaqsan inay iyagu yihiin ciyaartoday kaliye ee loo sameen wax fananad ah Yacnii aY kaga qayb galayaan sannadkan cupka adduunka .
Commenticagu waa noo muhiim
PAGEKANA LIKE NOO DHAHA SAAXIIBAYAAL❤

Xikmado Xul iyo Xaqiiq ah
1. Marnaba ha ka quusan wax aad si dhab ah u rabto, way adag tahay in la sugo, laakiin waxaa ka sii daran inaad ka shalayto..
2. Goortii aad aqbasho qof, waxaad aqbashay wixi ay horay u soo mareen oo dhan. Sidaa darteed, dib ha u soo gocan hana u adeegsan
3. Goortii aad qof necbeysato, wax kasta ay sameeyaan waxay noqonayaan kuwo kaa xanaajiya. Haddaba ha gelin niyadaada wax naceyb ah
4. Aargoosiga ugu wanaagsan waa inaad horay u socoto, cafiso iska ilowdo, kuna dedaasho inaad guuleysato. Marnaba ha siin qof qanaacada ah inay ku daawadaan adigoo dhibaatoonaya
5. 80% dadku way iska aamusaan xitaa kolki ay rabaan inay wax yiraahdaan si ay uga fogaadaan muran qof ay daneynayaan
6. Marnaba aad ha ugu xidhnaan qof haddii aysan iyaguna sidaa oo kale dareemayn, sababtoo ah jaceyl hal dhinac ah maskax ahaan ayuu ku baabi’in karaa
7. Dadka qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedkooda la burburiyo
8. Jaceylku waxba ma aha hadaan ficil la socon, Aaminaadu waxba ma aha hadaysan caddeyn (daliil) la socon, Raaligelintu waxba ma aha haddii aan isbedel jirin.
9. Qofka u dambeeya ee maskaxdaada ku jira marki aad seexan rabto habeenki waa sababta farxadaada ama xanuunkaaga
10. Dadku waxay inta badan hilmaamaan inay kuu mahadceliyaan markaad wanaag u sameyso, laakiin marnaba ma hilmaamaan inay ku eedeeyaan haddii aad hal qalad ku sameyso

XIKMADAHA NOOLASHA ....
Nolosha waxay ina bartay in shaqada wanaagsani aad uga fiican tahay hadalka wanaagsan ee kaliya.
Waxay ina bartay in qofka guusha gaadh yahay kan sabirka iyo dulqaadka badan
Waxay ina bartay in tijaabada badan iyo quusta farqi weyn u dhexeeyo.
Waxay ina bartay in markaad qoslayso dunida kula qoslayso, laakiin marka oohinta kulama ooyaan.
Waxay noloshu ina bartay in hubka ugu weyn ee qofku yahay sabirka iyo wakhtiga.
Waxay ina bartay in qofku jabay (Guuldaraystay) marka uu joojiyo dadaalkiisa
Qofna haka sugin inuu ubax ku jaro , beero adigu oo gooso.