Garsoore Abukar Abdi Hirabe

Garsoore Abukar Abdi Hirabe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garsoore Abukar Abdi Hirabe, Journalist, .

29/01/2024

Congratulations 🎉🎊 garsoore Kaafi Hassan Shiine waxaad xaka maysay ciyaar u baahneed maskax iyo sharci waxadna u qabatay sida ugu wanagsan ee garsoor laga rabo keep going
Dhamaan garsoorka Somaliyed waxaad muujiseen karti iyo dadhaal badan dhamaan garsoorkii loo sow igmaday geam kii maanta hambalayo

Abdullahi Hagi Hassan
Adam Ali Eid
Hamza Hagi Abdi

Photos from Garsoore Abukar Abdi Hirabe's post 01/12/2023

Congratulations 🎉 All dear friends and sister
Asxabta dhaman dadalki ad ka mira dhaliden halganki dheray e ad so marten cilmiga ad baraten allaha idinku anfaca Adun iyo akhiraba
Mar kle Hampalyo Hampalyo

Africa university

Shukri Abdulkadir
Mohamed Noor Ali
Ahmed Ali Moalim
Seydcali Cabdullahi

Photos from Garsoore Abukar Abdi Hirabe's post 25/10/2023

Haytam Ibrahim Muhudin walal hambalyo ayan ku leeyahay congratulations 🎊🎉 keep going

SOMALIA VS UGANDA | FUTSAL SUPER LEAGUE SELECT TEAM MATCH 2023 | 2nd LEG 22/07/2023

Somalia 🇸🇴 vs Uganda 🇺🇬 Friendly Much live

SOMALIA VS UGANDA | FUTSAL SUPER LEAGUE SELECT TEAM MATCH 2023 | 2nd LEG

12/04/2023

Bogga ka ogsooni xaalad kasta iyo duruuf kasta oo aad ku sugantihiin sida aad noo difaacdaan, sharafta iyo qiyamka qarankeenna tiir adag ugu tihiin. Garab iyo gaashaan ahaada abidkiin.

Hambalyo idinka, qoysas

31/03/2023

Waxan idin lee yahay jimca wanagsan Family And friends

09/06/2022

The pest teacher

06/06/2022

Warka waa cad yahay

06/06/2022

Hoyo ilxun eebe kuma tuso

03/06/2022

Jimca Mubarak

12/05/2022

Noqo mid dunida wax kusow kur dhiya

02/02/2022

Adigaa yaabi doono waziirka cadaalada

11/11/2021

Adiga qosli duuno

24/10/2021

Squids game wax ka ogow

Photos from Garsoore Abukar Abdi Hirabe's post 24/09/2021

Galbeedka gobolka Shoa ee Oromiya, lamaane is qabay 75 sano ayaa saacado is xiga geeriyooday, taas oo naxdin iyo amakaag ku noqotay.
"Waan dhimanayaa oo waxaad iga daba iman doontaa muddo bil gudaheed ah..." Waxaa sidaasi BBC u sheegay , Abera Gilo, oo ah wiil ay dhaleen ayaa BBC -da u sheegay.
Gilo Tolera Centenary iyo Xaaskiisa, Tiru Benti, waxay jirteen 90 sano.
Waxay wada noolaayeen 75 sano waxayna is guursadeen sanaddii 1939, sida uu sheegay wiilkooda Abera Gilo.
Waxaan la sheegay in Gilo Tolera iyo Marwo Turu Benti ay isu dhaleen 8 carruur ah.
Deriskooda ayaa ka marag kacay in jacayl iyo ixtiraam qoto dheer uu ka dhexeeyo lamaanahan.
Wiilkooda Abera, ayaa sheegay in aabihii iyo hooyadii ay iska liiteen tan iyo bishii September 2011-kii.
"Xanuunkoodu ma ahayn mid halis ah, xanuunkoodana ma aysan sheegan jirin, waxay diideen oo kali ah in ay wax cunaan ama cabbaan.

"Wuxuu ahaa xanuun yar oo aan filaynay in ay ka bogsanayaan," ayuu yiri Abera. "Laakiin markii dambe hooyaday ayaa tiri, 'Noloshayda way dhammaatay'.
Deriska iyo carruurtooda waxay ka marag kaceen in Gilo Tolera iyo xaaskiisa Tiru Benti ay ahaayeen lammaane aad isugu dhaw.
"Ma aysan rabin in ay kala fogaadaan, mana aysan jeclayn in la kala geeyo, marka ay meel aadayaan, ama marka ay isbitaalka tagaan," ayuu yiri wiilkooda Abera.
"Muddo bil gudaheed ah ayaan dhiman doonnaa, waad-na i soo raaci doontaa, keligayna ma ahaan doono," ayuu yiri intii uu noolaa Gilo Tolera.

Lammaanaha ayaa xanuunsaday 5tii Sebtember 2020, Gilo wuxuu dhintay Arbacadii, Sebtember 5, 2021. waxaana la aasay 3:05 galabnimo.
Xaaskiisii Tiru, ayaa dhimatay 20 saacadood ka dib geeridiisa, Khamiistii 12-kii duhurnimo.
Bekele Chimdesa, oo ah 65 sano jir, oo deggan Meta Kidane Mercy oo ka tirsan Degmada Ilu Gelan, ayaa sheegay in geerida lamaanaha ay tahay masiibo ku dhacday bulshada deegaanka.
"Waa wax nagu cusub in lammaanaha ay sidan ku dhintaan, marka dadka qaar ay yiraahdaan waan is jecelnahay oo is ixtiraamnaan, Ilaah baa isku xilli qaata," ayuu u sheegay BBC.
Qof kale oo ka mid ah dadka ku nool xaafadda oo lagu magacaabo Rebuma Mosisa ayaa tiri, "Tani waa wax nagu cusub, weligey ma arkin mana maqlin wax ceynkan oo kale ah, aad bay uga yaabisay bulshada."
Tacsida iyo aaska Gilo Tolera iyo Tiru Benti ayaa la qabtay Jimcihii, Sebtember 7, 2021.

18/09/2021

Howsha dhaqida ama Sifaynta Kelyaha (Dialysis) kolka qofka lagu samaynayo waxaa la galiyaa laba Tuubo oo mataano ah oo mid isku ah ah oo mid waliba howl gaar ah qabanayso, ayadoo la galinayo Xididka Arooraha ah (vein) ee qoorta, laabta ama bowdada midkood iyada oo la isticmaalayo suuxdinta gaarka ah (local anesthesia) inta lagu gudo jiro sifeynta Kilyaha.

Dhiiga ayaa waxa uu ka soo baxayaa jirka isaga oo soo raacaya Tuubada cas, wuxuu dhex maraa aaladda sifeynta, waxa uuna ku soo noqdaa tuubada Buluugga, xaaladaas ayuu qofka ku sugnaanayaan ilaa 4 saacadood isaga oo saaran sariir dusheeda oo waliba bilaa dhaqdhaqaaq ah.

Qofka ayaa loo sameeyaa howsha Sifeynta Kelyaha Todobaadkii Sadex jeer, taasoo noqonaysa Bishiiba 12 Mar, hadii Saacad ahaana loo xisaabiyo waxay noqonaysaa wadarta guud 48 saacadood Bil kasta.

Waxaa intaas ka sii daran waxaa baxaya kharash badan oo Boqolaal Doolar ah Bishii taasoo aysan ka bixi Karin dadka dhaqaalahoodu hooseeya. !

Adiga, aniga iyo guud ahaan dadka caafimaadka qaba ee aan qabin cudurka kidney failure (Kilyaha oo howlgab noqda) ma Qiyaasi kartaa inta jeer ee Kelyahaada ay isa sifeeyaan?

Qiyaasii Lixdan jeer ayay maalintii Kelyahaada si Automatic ah isu meyraan, sida dhaqaaqiirta ay sheegaan. Howshaas ayaa waxay dhacdaa innaga oo aanan dareemin wax dhibaato ah ama xanuun ah oo waliba cidna meel na seexin, Tubooyina nagu xirin, mana jirto kharash nooga baxa howshaas wayn oo la’aanteed qofka uusan noolaan Karin. !!

Waxaan haysanaa Nicmooyin badan oo aan la tirin Karin, lana koobi karin . الحمدلله

وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ (18) سورة النحل

Hussein Sahnuni

Website