FM Press

FM Press

Share

Journalist | Presenter | @MMSomalitv | Uganda-Kampala.

11/02/2025

Turjumida hadalkii Madaxwaynaha ee Shirkii Caalamiga ahaa ee Dawladaha Adduunka.

06/02/2025

Rajada dheer ee Sugitaanka Dhoofka iyo Saamaynta ay leedahay Hubanti la'aanteedu.

03/02/2025

“Xaaska Darawalka Mayarka oo Si Lama Filaan Ah Ugu Guuleysatay Doorashada Duqa Magaalo!.

03/02/2025

Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka iyo Canada maxaa ka dhalan kara?

02/02/2025

Ropotyo iyo Bani-adam ku tartamaya China 🇨🇳

31/01/2025

Uganda: Cudurka Epola oo marakale Dillaacay

Photos from FM Press's post 26/01/2025

Madaxwaynaha Somaliland oo hadda safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay Imaaraadka Carabta.

23/01/2025

Madaxweyne Cirro, ayaa taliyaha Ciidanka qaranka u magacaabay Nimcaan Gaaxnuug sarkaal dhallinyaro ah. Waa taliyihii ugu da’da yaraa ee abid soo mara Millateriga Somaliland.

22/01/2025

Guurka Gabdhaha 9jirka ah ayaa la ogolaaday gudaha Dalka Ciraaq. Baarlamaanka dalkaas ayaa ansixiyay Sharcigaas.

22/01/2025

Fahad Yaasiin Agaasimihii h**e ee Sirdoonka Somaaliya.

22/01/2025

Meherka Ragu maxay u diidaan?

22/01/2025

Madaxweyne Cirro oo hada Mushahar Kordhin u sameeyay Ciidamada Qaranka Somaliland

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Kampala?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Cabdishakuur Salebaan - Somali Journalist

Waxaan Ahay Cabdishakuur Salebaan Cabdikariim oo Ku Nool Somaliland Gaar Ahaan Magaalada Hargaysa , Waxaan Ahay Saxafi Soomaaliyeed oo Ka Hawlgala Warbaahinta Ka Jirta Deegaanada Somalida. Afartii Sano ee u Dambeeyay Waxan Kasoo Hawlgalay Warbaahin Kala Duwan oo Ay Kamid Yihiin KALSAN TV , RTN TV , HORYAAL TV iyo ERYAL TV oo Aan Hadda Ka Shaqeeyo. Dhamaantood Waa Warbaahin Caan Ka Ah Geeska Afrika Iyo Guud Ahaan Dhulka Soomaalida.

Kani Waa Bogayga Rasmiga Ah ee Aan Kula Xidhiidho Guud Ahaan Bulshada , Waxaan ugu gudbiyaa Xogo La Xidhiidha Wararka Arimaha Bulshada , Sheekooyin Ku Tacalluqa Maad iyo Murti Iyo Sidookale Wararka Deg Dega ah isla Xilliyada Ay Dhacayaan , Waxaa iga Reeban In Aan Halkan Ku Gudbiyo Waxkasta oo Ka Fog Xaqiiqada .

Warbaahinta Bulshadu Gaar Ahaan Faceboogu Wuxuu Wax Aan Laga Maarmin u Yahay Caalamka Casriga ah ee Loo Yaqaano ( The Modern World ).

Mahadsanidiin

Category

Telephone

Website

Address


Kasanga
Kampala
00256