Zakaria Abdirizak Haji
kusoo dhowow page kan wuxuu kuu qabanayaa adeegyada kala ah
xayay siin, war baahin iyo adega bulshada
Mar hadii heesaha ilka-case aad maqashaan nabad galyo ma jirto, ilahaw na ammaanso
Dadka walaalaha ah ee shaydanku kadhex shaqeeyey ee mudug wadayal, ilahay nabad iyo xasiloni warta ha dhex dhigo.
Amin yarabi

| |
🐎🐴🎠🏇🐎

MASHRUUCA HORUMARINTA TAMARTA CADCEEDA IYO KORONTADA OO KUKACAYA
$ 150M EE SOMALIA HESHAY MANOQON DOONAA MID SICADAALAD AH LOOGA WADA FAA'IIDAYSTO ?
Dawladda Somala ayaa deeq ahaan u heshay mashruuc horumarineed oo dhanka korontada ah kaas oo kujacaya lacag dhan $150M.
Mashruuca waxaa loogu talagay in ay kafaaiidaystaan qoysas gaadhaya 1.1 million, oo dhiganta kudhawaad 7 million oo qof ah.
Mashruuca waxaa fulin doona wasaarada tamarta iyo khayraadka ee Somalia, waxana faahfaahinta mashruuca lagu xusay in ay kafaa'iidaysan doonaan maamulada federalka xunnaha ka ah iyo somaliland.
Haddaba mashruucaan dawladda federalku maamulka SSC-KHATUMO qoondadiisa masiin doontaa mise sideedii ayay hargaysa iyo ina biixi umarin doontaa.

Sanad guuradii 17aad ee Ee Maakhir state
Hampalyo Hampalyo dhisma oo dhaqma

Noloshu waa sida " Game " oo kale, dib uguma noqon karno tagtadii si aynu usaxno khalad h**e, balse waxaan hagaajin karaynaa natiijada timaaddada soowajahan si kafiican sidaan uwajhany tagtadii aan dayacnay.
" FAATA-MAA-FAATA" ~ Oraah carbeed
Umalayn maayo in Somaliland mardanbe soo hawaysan donto tako kamida dhulka SSC-Khatumo .

As Deputy Minister of Information, it's concerning to see misinformation being spread about SSC-KHATUMO's status. We condemn any attempts to undermine our administration and support for secessionist groups. Let's focus on truth and unity for the betterment of all.
Postigii khaldanaa ee uu wasiir kuxigeenka wasarada warfafinta DFS uu kufaafiyey bartiisa twitter ( X) ee ku aadanna xaqiraadda mamulka SSC-Khatumo sidookalena uu kumujinayey taageerada uu uhayo mamulka somaliland ee dhulka deganada SSC-KHATUMO uu kushegay in somaliland kamid yihiin, wa arrin lagula xisaabtami doono. Xildhibaanada iyo xubnaha federalka mamulka SSC-Khatumo kumetala, waa in ay laxisaabtamaan oo aysan kaga hadhin arrinkaas ihaanada ku ah shacabka kaliya ee maanta midnimada Somalia utaagan.

Hadaad guul nolosha ka doonaysid

Awoodda yahuuddu siwalba ay uwayntahay waxaa ka awood badan awoodda nafeed ee ay leeyihiin dadka reer falastiin.
Hadaan inaaderey ku idhi sowma urugootid
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Kampala