Mahad Ali
Ku so dhawow bogga ugu fiican e dhman wararki ugu dambeyay ee la isku haleyn karo dhacdoyinka kubadd
Funny 🇸🇴
Dhacda xanuuun badan oo ka dhacday libiya badda dhexdeeda Tahriibayaal somali ah oo dooni wateen ka quustay aya waxaa badda korkeda sabeynaaya una baahan badbaado somali dhalin yaro waxaa doon watay oo mesha marayey carab maxa dhex maray daawo😭
Bal ila arka Heerka ay joogaan dadkii la tartami lahaa markeykan iyo China mar ayaad waxaad is dhihin maxaad somaliya oga dhalatey Waana markaad dalka dibadiisa oga baxdo dadka aduunka ugu xun baa nahey uguna liita
Dadkan dowladda makala dhex gali waysay digaalkan kufsi ka bilaawday saan saan ku gud eyey belahan xaalka ka dhigen gaga darran markay kufsi rer wlba u samey hadane digaalkaa xigay intaa inay ku jogan mesha la rabay hadane guri gubow bal firi subxaanllah in guri gubta cuqqubo waye kagana wa guban hada guryihii ayey iska gubeen so dhibaata ma ahan
Muqalkan Somali gaarsiya heerkan inay waligod ka baxeyn illaa dowlad heshiiish laguyahy ka dhisaneynin sidaan looogu juraa dulmiga allen dowladda cadaalad ahan lahed aya dulmi ku dhisan dabcan qabyaaalad ayey ku dhisantahee
Not in football 🤔 Somalia
Dibudhac wayn baa somali ku dhacay, wariye axmed siciid cige sxb waad ku mahadsantahay sidaad dadkaaga somaliyeed ugu soo shaqaysay ee daacad nimada ahayd
Dib udhac iyo qabiilka ina heysto iyo siyaasad xumadan gorme ka baxeynaa oo awoodeyna soo ceshaneyna sorry dalkeyow mar un awoodaadi way so noqone 🇸🇴
Muqaalkan share garsii hada jeceshahay wadanka ❤️
Jalalaqsi Hiran Somalia 🇸🇴 digaal beleed ka socda ayaa heerkan gaaray guryihii liska gubo 😭 xalka somaliya 🇸🇴 dowladda way awodaa inay markay aragta digaalkaas dhacaya inay markiiba ku baxda hubaal way awodaa lkn maxaa dhacaya markay wax walba meshii ugu danbeysay marayan aya sura gal ah inay soo baraatugto waliba markay shacabka baraha bulshada said ugu hadal heyso miyaan marka h**e la eegin bulshada xaalkoda
Sidaaan dhaqan somali ma ahan digaal wuu dhici jiray dad way is digalaan in heerkan guryo la guba hubaal Somaliya qabiilka ku awod badan oo maleh dowlad kala celisa kaga daran waa lisku fiirsanaa heer dadku isku xiiqman sidaan ay dhacdaa
19/06/2026
Maanta wax iga yaabiyay baan arka!!
Waa nin dhallinyaro ah oo kammid ah ardaydii maanta dhammaysay imtixaanka Siddeedaadka/8aad, shaadhka uu xiran yahay waxaa ugu qoran kalmad ingiriisi ah “Good by, hello Libiya”
Runtii waa arrin quus ah oo muujinaysa dhallinyaradeennii waxa ay aaminsanyihiin iyo sida ay uga niyad jabeen waddankooda.
Yaaaah wax bursanaayo ma shiidbaaa 🤣🤣
Masha Allah calankeygi 🇸🇴🌍 iyo jiil cusub
Kan anigaaa Iskaleh ayey ledahy gabdhan hadalkan yaa ugu danledahay horta ma sixran yahay mise?
Click here to claim your Sponsored Listing.