Musalsalka Arday.
Halkaan waa page-ka rasmiga ah ee taxanaha Arday.
Sheekadii kowaad ee filimkii taxanaha ahaa ee Arday, waa sheekada Faarax oo ka sheekeynaya Hibaaq. Xalqadii 1aad
Adigu ma xasuusataa sheekadii labaad?
Miyaad xasuusataan codkii halaasiga ahaa ee jilaayaashii fiimkeenii Arday mise waad hilmaanteen.
Soo noqoasho wanaagsan dib ayaan idiin xasuusi doonaa clipyadii qaar ee filinka.
TAXANAHA ARDAY | XALQADII 1AAD | FAARAX. Daawasho wacan.
23/04/2023
Maku jirtaa dadka fallow u ah page-ka rasmiga ah ee musalsalka Arday. Haddana haddii aadan ku jirin kaalay page-ka fallow dheh si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee maalimta qamiista daawada filimka.
Waa kan trailer-ka filinkii taxanaha ahaa ee Arday, dhawaan ayaan baahin doonnaa hadduu eeba yiraahdo.
Share-garay oo la wadaag asxaabtaada.
Goosgooska filinka Arday oo dhawaan la baahin doono.
Maku jirtaa dadka aadka u sugaya filinka taxanaha ah ee Arday?
18/03/2023
Halkaan waa iskuulka lagu jilay filimka Arday waa iskuul u qaabaysan sida iskuulada caalamiga ah.
F.G: iskuulka waxaa asaasay teamka filimka Arday maahan iskuul horay u shaqayn jiray.
15/03/2023
Duubistii ayaa la soo gebagabeeyay waxaana dhawaan Taxanaha Arday laga daawan doonaa Bile Drama Plus halka ku celiskana laga daawan doono Bile Tv
Ka hor baahinta rasmiga ah waxaan idinla wadaagi doonnaa sawirrada daaha gadaashiisa ee sameeynta taxanaha
Bile Media
Waa jilayaasheenii oo qaadaya heesta "soomaaliyeey toosoo" clip yar oo runtii cajiib ah.
Filimka bisha ramadaan ayaan soo baahin doonnaa hadduu eebe idmo. Fadlan halkaan nagala soco.
Waa xafladdii loogu dabaal dagayay soo gabagabaynta seasonkii 1aad filimka taxanaha ah ee Arday. Haddeer waxaad sugtaan ba waa filimka oo aamu dhawaan baahintiisa bilaabi doonno.
Daawade adigu maku jirtaa dadka filimka sida wayn u sugaya. Hoos noogu reeb commentigaaga.
14/03/2023
Waa sawiaraddii laga qaaday xafladdii mahadcelinta teamkii iyo jilayaasha filimka taxanaha ah ee Arday oo soo dhameeyay duubista seasinkii kowaad ee filimka.
Sida quruxda badan ee xafladda u dhacday muuqaal ayaan goordhaw idiin soo galinaa.
Waxaa isi soo taraya hadal haynta iyo warbixanadda ay warbaahinta caalimiga ah ka samaynayaan filinka Arday kaas oo dhawaan la baahin doono.
Muuqaalkaan waa warbixin ay diyaarisay warbaahinta China Global Television Network GGTN oo ku saabsan filinka sida wayn loo wada sugayo ee Arday. Filinkaan ayaa waxaa loo jilay si heer sare ah oo aan horay loogu jilin filimaanta Soomaalida.
Click here to claim your Sponsored Listing.