Geeska Media

Geeska Media

Share

🎥 Xog • Xaqiiq • Horumar
La soco Geeska Media si aad u hesho warar iyo aragtiyo cusub oo la isku halayn karo.

06/06/2026

" Macalin mahdi oo u hanjabay shariif iyo siyaasiyiinta kale ee ku Heebta ah, shegayna in xabsi iyo maxkamadeyn lagu sameyn doono mar danbe hadii ay hub lagu arko.

06/06/2026

Ciddii Abgaal ahayd balaayo ayaa haysata. Maanta waxaa laga celcelinaa madaxdoodii, Macallin Mahdi. Aduunyo lee waaye, maanta waxaa la joogaa xilli Macallin Mahdi laga celcelinayo madaxweynihii h**e Sheekh Shariif.

06/06/2026

Ceeb haddii ay qof dili lahayd, labadan ayay dili lahayd. Shalay iyagoo la socda Sheekh Shariif ayaa isbaaro loo dhigtay, maanta iyagoo ka horyimid baaritaanka guriga madaxweyne h**e-na warkoodii dheg jalaq looma siin. Sida muuqata, sharaf iyo xeer midna looma hayo.

06/06/2026

Ilaalada Macallin Mahdi oo hada gaaray guriga Sheekh Shariif, iyada oo Macallin Mahdi uu shir jaraa’id ku dhex qaban rabo guriga Shariifka

06/06/2026

Odowaa wiilkeygiyow maxaa ka dabbeeyay

05/06/2026

Nimankan maanta ceeb weyn ayaa dusha ka saaran.

05/06/2026

Farmaajo oo mic kulul u qaatay Xasan Sheekh

04/06/2026

Balaayada Yaa bilaabay

Photos from Geeska Media's post 04/06/2026

Siyaasiyiinta Mucaaradka Habargidir oo taageero iyo garab-istaag ugu tagay RW h**e Xasan Cali Khayre.

04/06/2026

Ninkaan wuxuu ka doortay mushaar xasuuqa lagu hayo beeshiisa iyo dhaqankiisa.

Telephone

Website