Dunida Cusub

Dunida Cusub

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida Cusub, Journalist, .

29/10/2025

Maalyuun Maanka oo hees Buuqeeda iyo Karbaashkeeda wadato ku garaacday Sharma Boy Ceebeey Tacaal dad Labo Caruur ah isku dhalay oo hadane Heeeso isku karbaashaayo.

Qaar ka mid ah Erayada heesta waxa ay ku leedahay Maalyuun.

Adna Bilis Haweeniyo
Shalmad Bilig leh Deenmeysid
Anna Baafintaadiyo Bahdilaad
Ma Karayee Ma Karayee
Bartad doontoo aadoo
Bilaahi Bilaahi Caleyk idaa

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Waxa sidoo kale nagala socon kartaa Barteena TikTok Follow dheh

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90x7vkMkYlo&_r=1

28/10/2025

Dulmi isku badelay Guul -- Najiib Abdulkadir oo Astaan Sports Cashar u dhigay ! Akhriso Faalladan kooban oo aan ka diyaariyey .

Warbaahinta Soomaaliyeed marna k**a madhna haldoorka dhalinyarada kartida leh, balse marmarka qaar waxaa xanuun leh in kartidaas lagu ciqaabo halkii lagu abaalmarin lahaa. Wariye Najiib Cabdulkadir waa tusaale nool oo muujiyey in dadaalka iyo daacadnimadu aysan ku xayirmayn magac shirkadeed ama meel shaqo oo la iska leeyahay.

Markii h**e wuxuu ahaa codkii iyo wajigii ay taageerayaasha ciyaaraha Soomaaliyeed ugu jeclaayeen Astaan Sports. Balse nasiib darro, halkii lagu dhiirrigelin lahaa, waxaa lagu abuuray dulmi, aflagaaddo, iyo ceebayn. Waxaa xitaa la gaaray heer lagu tilmaamo ereyo aan munaasib ahayn — balse sida uu Eebbe doonay, arrintu si kale bay isu rogtay.

Wax yar kadib, Najiib wuxuu ku biiray Azul Sports, telefishin cusub oo aan cidina filayn inuu saamayn yeesho. Laakiin hal maalin kaliya ayuu ku beddelay muuqaalka ciyaaraha Soomaaliya. Kumannaan taageerayaal ah ayaa ku qulqulay daawashadiisa, halka Astaan — oo haysata malaayiin raacsan — ay la kulantay hoos u dhac cajiib ah.

Markii la isku dayay in dib loogu soo nooleeyo iyada oo la adeegsanayo “Soomaali Gamer” iyo ol’olayaal TikTok ah, haddana Najiib ayaa mar kale soo baxay guuleyste, isagoo tusay in shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin qofka runta ah ee kartida leh, ee aan dulmiga aqbalin.

Dhacdadan waxay noqotay cashar weyn oo ay warbaahinta iyo shirkadaha kale qaateen — in awoodda dhabta ahi aysan ku jirin magaca ama raacayaasha, balse ay ku jirto kalsoonida dadka iyo daacadnimada shaqsiga.

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

24/10/2025

DEG DEG: Guuxaaye oo la ilmeeyey kadib Guuldaro dusha loo suray Degmadii uu taageerayey ee Wadajir War Reer Kaaraanoow sidan maxa ugu galeysaan Yarka Waala Yaqanaa hee 😄 🤣

Degmada Kaaraan waa Awood muuqata Next waa Warsheekh iyo Degmada Kaaraan oo difacayaasha koobka ah.

Guuxaayoow wax ka tan weyn ayaa helay degmadaada Sorry 😞 bro.

21/10/2025

Deeq Darajo " Waxa xasuusta gabadh ii sameesay abaal weyn si aan aniga usii noolaado anigo dhiman raba qabow I galay sidoo kalena Neefta igu dhagtay ayey waxa ay kor u qaaday Diraceeda 👗 oo i hoos gelisay waxa ayna igu seexisay Naasaha 🍒 korkooda bac ay wadatayna isku kee duubtay si diiranaan uga helo oo uu qabowga iiga baxo "

Deeq Darajo isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi " Gabadhaas waxa ay kasoo jeedaa Gobolada Waqooyo Dhalinyaro la socotay oo isku heyb ahayeen xitaa waxa ay ugu hanjabaan in ay dilaan arintaas ee ii sameesay darteed maanta wee ii fadhidaa waxa ka codsanayaa in ay ila so xiriirto si aan Abaalkeeda u gudo "

Maxay kula tahay adiga?

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Barta TikTok ku leenahay nagala soco oo nagu soo biir https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90jCnwPenWu&_r=1

20/10/2025

Xiis Xarago oo Hees kusoo Karbaashtay Nimcaan Hilaac Waxba uma aysan Reeban inantu Balo ku degtay 😄

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Barta TikTok ku leenahay nagala soco https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90gZrk2ATCC&_r=1

20/10/2025

Istaahil oo tidhi Sababta markasta si public ah ugu shuminaayo uguna dhagdhago ninkeyga Qooq Kaliya ma ahan caloosha ayey ka hadashay wlhi Daawo 😭❤️

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Barta TikTok ku leenahay nagala soco oo Follow dheh Mahadsanid https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90gZrk2ATCC&_r=1

19/10/2025

Waxaa Thailand ka dhacay dhacdo yaab leh oo internet-ka gilgishey: Nin u dhashay dalkaas ayaa go’aansaday inuu iibiyo labadiisa xiniyood si uu u helo lacag uu ku dayactiro gaarigiisa oo geerishka ku xirnaa!

Ninkan geesiga ah wuxuu sheegay inuu rabay kaliya $1 milyan oo doolar, balse nasiibku wuxuu u roonaaday – wuxuuna ka helay ilaa $2.6 milyan oo doolar! Waxa la rumeysan yahay in xiniyahaasi loo adeegsaday cilmi-baaris caafimaad, balse arrintu weli waa qarsoodi.

Marka la waydiiyey sababta uu arrintan u sameeyey, wuxuu si kalsooni leh u yiri: "Gaarigeygu wuxuu ahaa noloshayda. Waxaan u huray wax kasta si aan u kaxeeyo mar kale."

Su’aasha ugu weyn ee dadku is waydiinayaan waa:
Ma la noolaan kartaa xiniyaha la’aantood?
Jawaabta: Haa – laakiin waxay la timaaddaa isbeddelo jidheed iyo hormoon ah.

Sheekadan waxay muujinaysaa sida mararka qaar riyada iyo rabitaanka qofku uga adkaan karo xanuunka iyo wax kasta oo uu heli karo gacantiisa.

Adiga lacag darteed ma u bixin laheyd labadaada Xiniinyood?

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Barta TikTok ku leenahay nagala soco https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90gZrk2ATCC&_r=1

19/10/2025

Booliska Soomaaliya ayaa ku guulaystay in dalka Rwanda laga soo qabto nin ku eedaysan in magaalada Qardho uu kufsi ugu gaystay dumar, isagoo waliba muuqaalo kaduubay.

Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa booliska caalamiga ah ee Interpol ayaa ninkan shalay kasoo dejisay Garoonka Muqdisho.

Ninkan ayaa gabdha idin muuqata ka duubay Tobaneeyo Muuqaalo ah oo anshax xumo ah, waxaana la filayaa in la horgeeyo cadaaladda.

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

16/10/2025

Qoftaan Xariif ka daran ayey heshay Nin waloo is waalaba waabiya hela maqli jiray 😄 🤣

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

16/10/2025

King Ck oo dhiiqeestay Iyo Xuseen Og oo gacan ku gambad noqday wuuba ka baqay Daawo.

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

16/10/2025

Axsan Cod Wow bal Ugu dambeyn Muqaalka waxa uu isku badelay Qiiro iyo Ooyin | Heesta Hooyo | iyo Saamiya.

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

14/10/2025

Geeri Isdaba-joog ah oo Qalbiyada Taabatay 💔

Dunida waa meel socdaal ah… Maanta ayaa la joogaa, berri lama hubo. Saddex maalmood ka hor ayay dunida waxa kaga tagtay Fartuun Cumar Xasan Diini—fanaanad Soomaaliyeed oo cod macaan, qalbi jilicsan, isla markaana xusuus gaar ah ku lahayd dadka Soomaaliyeed ee jecel suugaanta iyo heesaha nabadda iyo jacaylka.

Laakiin arrinta murugada badan leh waa in geerideeda ay timid kaliya 40 maalmood kadib markii ay uu geeriyootay fanaankii caanka ahaa Safwan Halac (Allaha u naxariisto), oo 1-dii September 2025 shil gaadhi ugu geeriyooday magaalada Hargeysa.

Qadar Alle lama celin karo… Fartuun oo ku xanuunsanayd dalka Mareykanka, ayaa Alle u yeeray 10-kii October. Ma ogeyn in ay ku jirto 40-keedii, balse Ilaahay ayaa waafajiyey in ay fanka ka tawbad keento, kuna geeriyootay ayadoo qalbi daahir ah iyo Iimaan Alle u jeeda.

Labadoodaba waxaa ka haray murugo, xusuus, iyo ducada ummadda Soomaaliyeed.
Waxaan leeyahay: 🕊️ Allaha u naxariisto Safwan Halac iyo Fartuun Cumar Xasan Diini. Eebbow, u naxariiso adoommadaadaas, Jannada Fardowsana ha ka waraabiyo. Kuwa aad raalli ka noqotay ka dhig, una ducee dhammaan fannaaniinta iyo dadka kale ee geeriyooday.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. 🤍
“Qof kastaa dhimasho wuu dhadhamin doonaa, balse nasiibka ugu weyn waa kii Alle ku laabta isagoo ku sugan Iimaan iyo Towbad saxiix ah.”

Dunida Cusub la saaxiib marwalbo oo like saar Page-ka sidoo kalena Follow dheh mahadsanid.

Culinary Team

Attire

Telephone

Website