Runta Galmudug

Runta Galmudug

Share

Runta Galmudug waxaad kala socon karta warbixinada ku saabsan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Galmudug

02/06/2024
20/05/2024

Galmudug laguuma dhaamo.

12/05/2024

Bulshada reer Galmudug oo ku ducaysanaya in Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor sii hayo Xilka Madaxweyne ilaa 2030ka.

Sababtu maxay ku tahay?

Runta Galmudug Runta Galmudug waxaad kala socon karta warbixinada ku saabsan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Galmudug

Photos from Runta Galmudug's post 11/05/2024

Dhuusamarreeb.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor)oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug iyo maayarka caasimadda ayaa dhagax dhigay Xafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad, oo ka shaqeyn doona dib u dhiska iyo bilicada caasimadda.

Xafiiskaan waxa uu maamuli doonaa dhismaha 11 waddo oo caasimadda Dhuusmarreeb dhex marta iyo laamiga weyn ee oo laba dhinac ah, sidoo kale waxaa qayb ah dhismaha waddada ka timaadda garoonka diyaaradaha iyo waddo weyn oo marta galbeedka magaalada oo laami ah & qaar kale.

Madaxweyne Qoorqoor ayay shacabka Galmudug ku amaaneen Horumarka dhinac kasta ah ee uu Galmudug ku hogaamiyay muddadii uu xilka hayay waxaana aad looga dareemayaa Caasimadda Galmudug oo si wayn u dhisantay Dowladuna saldhigatay.

Maxaa laga filan karaa Madaxweyne Qoorqoor hadii mar kale loo doorto Madaxweynaha Galmudug?

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Dhusamareb
Mogadishu