Samatar Xoosh
Just a Somali soul with big dreams and a pure heart.โโ
Qaad.qaadiro iyo naag qeyli badan raga waa laga ilaaliyaa๐โ ๐
Keydsanne oo istaaga ka riday duq rabay inu shukansado hooyadiis ayaan ppe
Kuwaan daawaday mana qoslin been dheh marka arko ani sii qosla
๐๐๐
17/06/2026
Hambalyo sxbke Ahmad garaad Abdi
Wada jira ubad kheyr qabana kala hela๐๐โ
ุงููููููู
ูู ุจูุงุฑููู ููููู
ูุง ููุจูุงุฑููู ุนูููููููู
ูุง ููุงุฌูู
ูุนู ุจูููููููู
ูุง ููู ุฎูููุฑู
Muuqalka Gabadhan ayaa Dad badan soo jiitay" Sheeko dhexmartay ayada iyo kameero-maanka sii jeedso is wareeji iyadana maxay sameysay..
13/06/2026
"Ha quusan, roob kasta kadib qorrax baa soo baxda."
Asxaabta aad baa idin salamay๐โ
๐ฏ๐
Caadi usoo carar oo oradkaga caadi ka dhig dhoolacadeyna samee" lammane Da'yar oo 30-jirada qalbiga istaajiyay muuqalkan Daawo..
Hambalyo aroos wacan walaalkayga qaaliga ah.
ุจุงุฑู ุงููู ููุ ูุจุงุฑู ุนูููุ ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ
"Ilaahay ha kuu barakeeyo, ha kugu barakeeyo, hana idinku kulmiyo kheyr."
Alle ha idinka dhigo lammaane isku naxariista, isku ixtiraama, kana wada shaqeeya wanaagga iyo cibaadada. Aamiin
28/05/2026
Wa su'aal ?
Manta ciidii hilibka eey tahay
Hilibka ma cuduraa mise waa cafimaad ?
Hilibka iyo maraqase keebaa wax tar fiican
Comentiga kusoo qor fakirkaada ee nala wadaag ๐๐คณโ
23/05/2026
Guushu waxay u timaadaa qofka sabra, dadaala, kana quusan riyadiisa. Maalin maalmaha ka mid ah waxaad noqon doontaa qofkii aad rabtay inaad noqoto. ๐ธ๐ด
ASC dhalin yaro๐ฏโ
๐
19/05/2026
Farxad yar, jawi dagan, iyo riyooyin waaweyn ๐ฟโ