Aglad Creatives
Aglad Creatives waxaad kaheli doontaa adeegyo dhammeystiran, kuwaas oo aan ku saleynay baahidaada.
Waxaan sameeyaa Nashqadaha (Posters Design), Loogooyinka iyo Muuqaalada Dhaq-dhaqaaqo ( Motion Graphics).
Mashruuc kaste waxaan ku kabaa hal-abuurnimo iyo hufnaan, anigoo diiradda saarayo qancinta Macaamiisha, si ay u helaan adeeg kulansaday Tayo iyo Deg-Degsiimo.
igala soo xariir +252619019959
26/05/2026
Ciid Mubarak Dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Alle Caafimaad ha innaga gaarsiiyo ciidaan ciideeda kale.
Eid Mubarak
15/05/2026
Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Maanta oo ah 15 May, waa maalin aad ugu weyn Dhalinyarada Soomaaliyeed, una baahan in aan xasuusanno halgamaayaashii SYL, ee u istaagay Gobanimada Soomaaliyeed, una huray Naf iyo Maalba.
Hambalyo Hambalyo dhammaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.
12/05/2026
π ππ‘ππ«ππ’ π¨π¨ ππ¬ππππ§πππππ (Logo) ka dhigaya mid πππππ
ah!
Baro Sharciga πππππ ee lagu qiimeeyo Logooyinka guuleystay.
Haddii aad u baahantahay Astaan buuxisay dhammaan sharuudahaan, Nagala soo xariir +252619019959 ama 62 8424990
Aglad Creatives πππ‘ππ§ππ ππ ππ ππ§π’π¦πππ’π¨π§
Waxaan kuu sameyn karnaa Animation soo jiidasho leh, oo kor u qaadayo Macaamiishaada.
Si aan kuugu adeegno Nagala soo xariir +ππππππππππππ
01/05/2026
Happy Labour Day π'π¬π-πππ².
Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Macaamiisheenna iyo Saaxiibada ku Xiran boggeenna Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adduunka.
Haddii aad shaqo qabaneyso u qabo sida ugu wanaagsan Marwaliba!
28/04/2026
Waxaan Sameynaa Nashqado soo jiidasho leh, oo soo jiidanaya Dareenka macaamiishaada!
Hadda Naga soo dalbo, oo kobci Joogtigaankaga baraha bulshada, si aad u heshid Macaamiil badan.
Nagala soo xariir +252619019959
24/04/2026
Jumca Mubarak Dhammaan Saaxiibada ku xiran boggeenna. Alle ha innaga aqbalo Acmaasha Suuban ee Jumcaha. Jumca Mubarak
22/04/2026
Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan nashqadeynno Buugga π
ππππ πππππ πππ ππππππππππ, oo uu qoray πππ’π-πππ’πππ« πππ«ππ‘π’π¦. Saciid oo ah Qoraaga buugaag kala duwan ayaa qalinka u qaatay buugaan, isagoo ku kulmiyay Cilmiga Suuqgeynta.
ugu dambeyn waan u mahadcelineynaa Qoraaga buugga ee nagu aaminay nashqaddiisa, Mahadsanid.
Haddii aad u baahantahay adigana in laguu Nashqadeeyo buugaaga, haka laba-labeyn hadda!
Nagala soo xariir 62 8424990 ama +252619019959
Soo Booqo barteenna πππ‘ππ§ππ
https://www.behance.net/Aglad_Creatives
31/03/2026
Noogu imoow Adeeg Digital, oo Dhammeys Ah.
Soo Dalbo Hadda Adeegyadeenna, Si aan kuugu Adeegno.
π²Nagala Soo xariir 62 8424990
Click here to claim your Sponsored Listing.