Genyo collection
Welcome Boss lady � page
04/10/2023
👩⚕️❤
Ahaanshaha khibradle caafimaad , waxay kubaraysaa micnaha iyo qiimaha uu leyahay caafimadka qofka .
(runtii hadad soboqoto goobaha cafimadka ood qof walba waydiso manta maxaad jeclan lahayd , jawabtisa wa kaliya inaan Dib uhelo caafimadkaygoo) .
Uguyaraan dheh ALHAMDULLILAH hadii alle kamid dhigay kuwa ayagoo cafimad qaba akhrinhaya postigan.
Alxmdullahi
22/09/2023
Barashada Caafimadka👨⚕️👩⚕️🥼 waa midkamida kuwa ugu adag uguna halistabadan , dunidan aan kunolnahay.
Waxaad arkaysaa bukano la ildaran, xanuuno kaladuwo , bukanada waxay noqonhayan saxibadada khaska ah , marwalba waxaan aragnaa dad wanagsan oo kamida bukanadena, waan lasaxibna oo waan jeclana lkn nasib daro hadana waxad arkaysa iyagoo nacidleyay oo geriyoday ( hadanahay dhakhatirta waxan subaxwalba ujogna kuwii aan ugujeclayn een kusaxibnay xiliyadii ay bukan jifka ahayeen , oo anagoo latacalayna xaladoda cafimaad hadana geeriyoda ) runtii way xanuun badantahay xaladas oo kale .👏
Waxana daremikara uun qof ka kashaqeya goobaha cafimadka ✍
Contact the business
Telephone
Website
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Genyo collection posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.