Dugsi Tech

Dugsi Tech

Share

DISCOVER THE BEST WAY TO SUCCEED! Better Online Courses With Assessments From Expert Instructors for

21/01/2024

Soon app will publish

21/01/2024

Ku soo dhawaada

23/06/2023

officially our app is live now

Hawl adag iyo shaqo dheer kadib maanta waa live Dugsi Tech at Playstore.Waxaan rajaynaynaa inaan wax badan ka badalno waxbarashada digital Somalia
Dhamaan asxaabta halkaan aan saxiibada ku nahay fadlan soo booqo lana soo dag.
Waxaan ugu talagalnay Class 1 to Class 12 iyo courses
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.dugsi.app

27/05/2023

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhamaan ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka class 12 aad

26/04/2023

Waxaan kuu diyaarinay muraajaco dhamaystiran iyo imtixaan aad naftaada ku tijaabinayso ka hor imtixaan dowliga
Iska diiwaan gali linkiga: https://dugsitech.com/live-programs/3

Dugsi Tech DISCOVER THE BEST WAY TO SUCCEED!
Better Online Courses With Assessments From Expert Instructors for

26/04/2023

Ma tahay arday galaya imtixaanka dowlada 2023. DugsiTech Waxa uu kuu diyaariyay muraajaco dhamaystiran iyo labadii exam ugu dambeeyay su'aalahooda iyo jawaabahooda. Waxa kale oo aan kuu diyaarinay imtixaan tijaabo ah oo aad ku ogaan karto heerka wax diyaarintaa iskuna tijaabinayso.
Halkaan iska diiwan gali oo lasoo dag application https://dugsitech.com/live-programs/3

Want your school to be the top-listed School/college in Taleex?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Taleex
Taleex
323