Gundhatale
Xeer ciise
Eid Mubarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed
فَهَزَمُوهُم بِإِذْنِ اللّهِ وَقَتَلَ دَاوُودُ جَالُوتَ وَآتَاهُ اللّهُ الْمُلْكَ وَالْحِكْمَةَ وَعَلَّمَهُ مِمَّا يَشَاءُ وَلَوْلاَ دَفْعُ اللّهِ النَّاسَ بَعْضَهُمْ بِبَعْضٍ لَّفَسَدَتِ الأَرْضُ وَلَـكِنَّ اللّهَ ذُو فَضْلٍ عَلَى الْعَالَمِينَ
17/02/2026
Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed , ugu hambalyeynayaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo caawa si nabadgelyo ah noogu curatay.Waxaan Alle ka baryayaa inuu noo sahlo gudashada cibaadada iyo soonka bishaan barakaysaan
16/02/2026
Madaxweyne kursigaad ku fadhido uunbaa ka maqan Gadabuursi Ee isagana ugu dar !!!
1.. Xeer ciise jooji (Haye)
2...Badhasaabka Salal cabdi siciid faahiye xilka ka qaad (Haye)
3... Badhasaabka Awdal Maxamud Xoday xilka ka qaad (Haye)
4... Djibouti guban bay taageertaaye xidhiidhka u jar (Haye)
5... Xuduudka galbeed xidh (Haye)
6...Ciidanka Borama ka saar (Haye)
7...labada nin ee indhobiraale lagu dilay ugu soo aar afar ciise ah (Haye)
8... dhalinyarta reerkayaga u ogolaw inay is hubeeyaan,, kuwa ciise ka ilaali hubka (haye)
9... Ciidankaagu ciise hanaga difaacan (Haye)
10... ciidankaagu hanoo gubaan toraboro (Haye).
11... ciidankaagu hanoo ilaaliyaan gadabuursiga ka shaqaysta saylac iyo lawyacado
12... ciidankaagu hanoo tobabaraan dhalinyarta madaniga(Haye)
13.. hal wasiir noo kordhi (Haye)
14.. dhalinayarti aad borama ku dishay magtooda bixi (haye)
15.. Next ; Wasiirka Arimaah Gudaha xilka ka qaad (haye)
16.. Next ; 50/50 inoogu qaybi xilalka (haye )
17... Next; Xilkaaga madaxweyne naguso wareeji (Haye) intaas uunba dhiman labadas Daanbe
11/02/2026
Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga ayaa gaaray Addis Ababa ,Sidoo kale, waxaa la filayaa in madaxweynaha Turkigu yimaado toddobaadka soo socda. Labada dal ayaa la sheegay inay doonayaan inay ku qanciyaan inuu joojiyo taageerada uu siiyo kooxda Janjaweed ee Suudaan RSF isla markaana uu xiro xeryaha uu u furay.
Sidoo kale, waxaa la filayaa inay sameeyaan isku daygii ugu dambeeyay ee ay ku doonayaan inuu ku joojiyo iskaashiga muranka dhaliyay ee uu la leeyahay Imaaraadka. Haddii dadaalka qancintu fashilmo, waxa ay samayn karaan ma adka in la qiyaaso.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
00W120