Qoryooley Data

Qoryooley Data

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qoryooley Data, Internet service provider, qoryooley, Qoryooley.

QORYOOLEY DATA SERVICE waa shirkad bixiso adeegyada data oo raqiis ah sida HORMUUD,SOMTEL iyo SOMNET IWM kuso dhawada gacmo furan ka dalbo akoonkeena outamtic ah 618259999 ama
*799*38479587*Lcgta# ok dheh
fahfahinta ku qor nambarka aad internetka u rabto

17/06/2026

Hadii aad mar ku fikireyso inaad qaadato nambar furihiisu shan yahay maantaba ka faaiideyso asagoo raqiis ah

Appka Qoryooley Data fadlan kala soo deg👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley

17/06/2026

Appka Qoryooley Data waxaad kala soo degi kartaa linkigaan hoose👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley

Waa nambaro VIP ah oo walibana raqiis ah kuso yaaca asxaabteyda

12/06/2026

Kala soo deg appka Qoryooley Data 👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley

Macsalaamey in uu waqti kaaga baxo sugida xirmo internet oo aad dalbatay
Adigoo meel kale uraadin ka iibso app-ka oo ku suntan
Bixinta internet aad u qiimo jaban , walibana ay ku diyaar san yihiin dhamaan shirkadaha
Ku caan baxay bixinta adeegyada internet iyo kuwa ku hadal intaba.
App-ka Qoryooley Data waxa uu kuu sahlayaa in adigoo online ama offline aad markiiba ku
hesho Datadaada si fudud .
Talabadaada kowaad kala soo deg app-ka playstore ama appStore hadba kii aad
isticmaashid
Gudaha ugal oo raac tilmaamahaan,
Ugu horeyn gali numberkaada halkaan oo hubi inaad ku buuxiso codeka kuuso dhacayo
siiwado oo ku dhameys tir warbixintaada sida magacaga iyo emailkaga . .
Hada waxaad dhax joogtaa wajiga kowaad ee app-ka Qoryooley Datat ayadoo ay kuu
Muqanayaan dhaman shirkadihii kala duwana ee internetka
Waxaad ka heleysaa xirmooyin internet iyo Kuhadal qiimo janaban
Si aad u iibsatid dooro shirkada aad ka heshay adeegeda
Dooro xirmadaada
Kadib Dooro habka aad kubixineyso lacagta ,
gali halkaan numerbka aad urabto internetka , Kadibana bixi lacagta hadii aad si saxa
uraacday tilaaboyinkaan waxaa filayaa inay kusoo gaartay xirmadii aad dalbatay hadaba
kadhigo app-ka Qoryooley Data saxipkaga kowaad ee inertnetka

12/06/2026

Jimco kariim

07/06/2026
30/05/2026

Halkan kala soo deg Qoryooley Data Service

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley

26/05/2026

Ciid Wanaagsan

Macaamiisheyda sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidda Carrafo (Ciidul Adxaa). Qoryooley Data Service wuxuu idiin leeyahay samo ku ciida adinka, iyo ehelkiina iyo asxaabtiinaba

Kalasoo deg appka Qoryooley Data Service

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley

17/05/2026

Macmiil, waxaa jira dad adeegsada fariimo iyo akoonno been abuur ah si ay u helaan xogtaada bangi ee gaarka ah.

Premier Bank marnaba kuma weydiinayo PIN, OTP, Password ama CVV. Haddii qof kaa codsado xogtan, waa digniin cad oo muujinaysa khiyaano.

Fadlan hubi inaad la xiriirto oo keliya baraha rasmiga ah ee Premier Bank, gaar ahaan akoonnada verified-ka ah. Ha furin links aadan hubin, hana la wadaagin xogtaada bangi qofna.

Amnigaaga waa mudnaanteenna. Adigana digtoonow oo iska hubi.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Qoryooley?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Qoryooley
Qoryooley