Diyeeshe Graphics

Diyeeshe Graphics

Share

Unique Design

26/05/2026

🌙 عيد مبارك ✨
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وكل عام وأنتم بخير 🤍

Ciid Mubaarak 🌙
Allah ha naga aqbalo camalka wanaagsan, farxad iyo barwaaqona ha idiin waafajiyo
May this Eid bring peace, happiness, and endless blessings to you and your family. 🌙🤍

25/05/2026

Maalinta Carafo Day of Arafah waa maalin aad u fadli badan oo ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan Islaamka. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee fadligeeda ka mid ah:

Waa maalinta uu Alle diinta dhammeystiray.
Waa maalin dambiyada la dhaafo laguna xoreeyo dadka Naarta.
Soonka maalintan wuxuu kafaaro u yahay dambiyada sanadkii tagay iyo sanadkan socda.
Waa maalinta ducada ugu kheyrka badan la aqbalo.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri:

“Soonka maalinta Carafo wuxuu tirtiraa dambiyada laba sano — sanadkii h**e iyo sanadkan.”
— Sahih Muslim

Sidoo kale Nabiga ﷺ wuxuu yiri:

“Ducada ugu kheyrka badan waa ducada maalinta Carafo.”

Ducada ugu fadliga badan ee maalintan lagu badiyo:

“Laa ilaaha illallaahu wahdahu laa shariika lah, lahul mulku wa lahul hamdu wa huwa calaa kulli shay’in qadiir.”

Af-Soomaali:
“Ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo aan Alle ahayn, keligiis, cidna lama wadaagto, isaga ayaa leh boqortooyada iyo mahadda, wax walbana wuu awoodaa.”

Waxyaabaha lagu dadaalo maalintan:

Soon
Ducada badan
Istighfaarka
Takbiirta
Qur’aan akhriska
Sadaqo

Allah ha naga yeelo kuwa laga aqbalo acmaashooda maalinta Carafo. Aamiin.

25/05/2026

“Hal fikrad ➝ Boqolaal naqshadood. 🎨🔥
Kuwani waa qaar kamid ah projects-kii aan soo qabtay — logos, brand identities & creative designs.
Tayada ma hadasho… way muuqataa. 💯”

22/05/2026

jimco wanaagsan Dhamaan umadda muslimiinta maalinta ugu fadliga badan isbuuca aan badino saliga nabiga (SCW)

22/05/2026

﴿ وَمَن يَتَّقِ ٱللَّهَ يَجْعَل لَّهُۥ مَخْرَجًا ۝ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْتُ لَا يَحْتَسِبُ ﴾ 🤍
Qofkii Alle ka cabsada, Wuxuu u yeelaa jid uu kaga baxo dhib kasta, kana arsaaqaa meel uusan filayn

19/05/2026

🎨 Logo wanaagsan wuxuu dhisaa kalsooni, aqoonsi, iyo muuqaal professional ah. 🔥

Design kasta oo aan sameyno wuxuu xanbaarsan yahay creativity iyo brand identity dhab ah. 🚀

Simple. Clean. Memorable.

18/05/2026

Design-ka professional-ka ah ma aha mid wax badan lagu buuxiyo…
waa mid si smart ah loo habeeyey. 🔥

Fonts yar, colors is leh, iyo spacing fiican
= clean & premium look. 🚀

Simplicity always wins.

17/05/2026

Muddo waan aamusneyn… laakiin waxaan dhiseynay level cusub. 🔥
Hadda waan soo laabanay — hal-abuur cusub, designs cusub, iyo energy cusub.

New era starts now. 🚀🎨

04/12/2025
Photos from Diyeeshe Graphics's post 04/12/2025

"Logo cusub oo aan u design-gareeyay Muqdisho View — casri, nadiif, xirfad leh. Aad baan ugu faraxsanahay natiijada!"
"Creating a logo is more than just design — it’s about storytelling. Here’s a project I designed for Muqdisho View, bringing their brand personality to life."👏👊

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Muqdisho
Muqdisho

Opening Hours

Monday 06:00 - 19:00
Tuesday 06:00 - 19:00
Wednesday 06:00 - 19:00
Thursday 06:00 - 19:00
Saturday 06:00 - 19:00
Sunday 06:00 - 19:00