Midnimo Rheumatology Center
XARUNTA DAWEYNTA CURURADA KALAGOSYADA IYO ROMATISMKA
31/07/2026
Jumco Mubarak
30/07/2026
Xal casri ah oo aan qaliin lahayn oo loogu talagalay daryeelka kala-goysyadaada. ๐ฉบ
Xarunta Midnimo Rheumatology Center waxay diyaar kuugu tahay daryeelka ugu fiican. ๐ฆพ
Ballantaada hadda soo booqo.
๐ 61 5710174
28/07/2026
Saddex saddex lagu waaniyey, haddana naf ma leh.
Ciroole, Caalim, iyo qof xanuun la ildaran... dhammaantood waxay ina xusuusinayaan in noloshu tahay digniin joogto ah.
Caafimaadkaaga ilaali maanta, berri ha u dhigin. ๐
27/07/2026
Ma dareemaysaa mid ka mid ah astaamahan?
โXanuun kala-goysyada, kacsanaan aroortii ka badan 30 daqiiqo, iyo dhibaatada socodka ma aha wax caadi ah. ๐
โโ๏ธ
Kala xariir
61 5710174
๐ฆด Rheumatoid Arthritis (RA) ma aha xanuun caadi ah oo kalagoysyada ku ekaada.
Waa cudur difaaca jirka uu si khaldan u weeraro kala-goysyada, taasoo keeni karta barar, xanuun, qallafsanaan, iyo dhaawac joogto ah haddii aan la daaweyn.
โฐ Haddii aad dareemeyso xanuun iyo qallafsanaan kala-goysyada ah, gaar ahaan subaxdii oo socota muddo dheer, ha iska indho tirin.
Baaritaan iyo daaweyn h**e waxay ka hortagi karaan dhaawac joogto ah.
Kala xariir
61 5710174
18/07/2026
Miyaad la tacaalaysaa xanuun ku dhaca kala-goysyada, jilbaha, garbaha, curcurka, canqowga ama faraha? Ha u oggolaan xanuunku inuu saameeyo nolol maalmeedkaaga.
Kala xariir
61 5710174
๐ฆด Xanuunka kalagoysyadu mar walba si lama filaan ah kuma bilaabmo.
Burburka carjawdu wuxuu inta badan u dhacaa si tartiib tartiib ah, calaamadihiisana waxaa ka mid noqon kara xanuun soo noqnoqda, qallafsanaan, iyo dhaqdhaqaaq oo adkaada.
๐ฅ Daawo muuqaalkan si aad u ogaato waxa dhaawaca kalagoysyada iyo sida aad u yareyn karto khatarta.
โ ๏ธ Haddii aad isku aragto calaamadahan ama aad muddo la tacaalayso xanuunka kalagoysyada, fadlan nala soo xiriir si laguu sameeyo baaritaan iyo qiimeyn caafimaad oo ku habboon.
Ogaanshaha h**e wuxuu gacan ka geysan karaa helitaanka daaweyn ku habboon waqtigeeda.
61 5710174
04/07/2026
Socodkaagu wuxuu mudan yahay inuu noqdo mid xanuun la'aan ah.
Kala xariir
61 5710174
03/07/2026
Jumco mubaarak
๐ฅ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ ๐ฑ๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ฆ๐ ๐ค๐๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ง ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐?
โจ Daaweynta Hyaluronic Acid + GFC waxay kaa caawin kartaa yareynta xanuunka iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa jilbaha iyadoo aan qaliin loo baahnayn.
๐ Midnimo Rheumatology Center
๐ฒ WhatsApp: +252 61 571 0174
https://wa.me/252615710174
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252