Moha Designs

Moha Designs

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha Designs, Graphic designer, jaale siyaad Road, Mogadishu.

Mohamed Adan Abdullahi
Graphic Designer | Social Media Manager
Waxaan dhisaa muuqaal brand oo awood leh, kana caawiya ganacsiyada inay soo jiitaan macaamiil oo si degdeg ah u koraan.

15/04/2026

Ogeysiis Macmiil Cusub! ๐ŸŽ‰โœจ

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan soo dhoweyno Secure Apply Consultancy oo ku soo biiray Moha Designs! Secure Apply Consultancy waa shirkad ka shaqeeso in ardeyda somaliyeed u fududeyso safarkooda waxbarasho ee dalka malaysia. ๐ŸŽ‰

Anagoo ah lammaanahooda suuq-geynta, waxaan ka goโ€™an inaan u horseedno hal-abuur, koboc, iyo saameyn dijitaal ah Secure Apply Consultancy. ๐ŸŒโœˆ๏ธ
Moha Designs ahaan, waxaan aaminsanahay in iskaashi kasta uu keeno wada-shaqeyn, hal-abuurnimo, iyo guul. Anagoo la shaqeynayna Secure Apply Consultancy, waxaan diyaar u nahay inaan abuurno sheekooyin awood leh oo reeba raad muuqda.

La soco mashruucyo cajiib ah oo soo socda! ๐Ÿš€

Moha Designs 13/04/2026

Waxaan kuu haynaa adeegyo la jaanqaadaya baahidaada, korna u qaadaya macaamiishaada, dhisayana sumad adag oo kuu gaar ah, isla markaana kugu xiraaya dunida digital-ka ah.

Ku kalsoonow, nala shaqee, oo dooro Moha Designs.

Moha Designs

04/04/2026

Aqoonsiga summaddaadu ma diyaarsan yahay?

Summad xooggan ma aha oo keliya logo โ€” waa sida dadku kuu arkaan, kuu xasuustaan, kuna aamminaan.
Haddii aad rabto in ganacsigaagu ka dhex muuqdo suuqa, waa waqtigii aad โ€œKaruuzaโ€ ka dhigi lahayd!

Aan kaa caawino inaad dhisto Brand Identity dadka soo jiita oo sii jooga.

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta โ€” Letโ€™s build something powerful together.

Photos from Moha Designs's post 29/03/2026

Alhamdulillah ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ bil kale oo guul leh ayaan soo xirnayโ€”wax walba waa fadliga Ilaahay iyo dadaalka joogtada ah.

60+ posts, 5 event designs, iyo 3 logoโ€”waxaan diyaar u ahay inaan heerkaaga xiga kula gaaro.

22/03/2026

Design-ku waa luqadda ugu horreysa ee ganacsigu kula hadlo macaamiisha.

Social media-gaaga waxaan ka dhignaa mid soo jiidasho leh, nidaamsan, isla markaana si xirfad leh u matala brand-kaaga.

Posts qurux badan + fikrad sax ah = macaamiil badan.

๐Ÿ“ฉ Nala shaqee maanta.

19/03/2026

Naqshad Wanaagsan Maaha Sixir โ€” Waa Istiraatiijiyad!

Muuqaalka ganacsigaaga waa waxa ugu horreeya ee macaamiishu arkaan. Ka dhig mid kalsooni dhaliya oo soo jiidasho leh.

๐Ÿค Aan wada shaqeyno si aan u dhisno muuqaal kaa soocaya kuwa kale.

๐Ÿ“ž +252 619 182550

17/03/2026

Ganacsade โ€” Annaga ayaa Noqon Karna Hero-gaaga!

Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay qof kor u qaada oo ka dhiga mid la arko, la doorto.

๐Ÿ‘‰ Nala shaqee maanta.
๐Ÿ“ฉ +252619182550

16/03/2026

Habeenkan barakaysan waa fursad qaali ah oo lagu kordhiyo ducada, cibaadada, iyo weydiisashada naxariista Alle. ๐Ÿคฒ

Ilaahay ha naga dhigo kuwii ka faaโ€™iidaysta fadliga habeenkan weyn, hana naga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan.

30/10/2025

๐Ÿ˜… Qof kasta oo designer ah wuu ogyahay badhanka nolosha lagu badbaado!
โ€œCTRL + Zโ€ โ€“ saaxiibka kaa garab istaaga marka qalad dhaco ๐Ÿ˜‚

28/10/2025

"Qorida fikirradaada ma aha kaliya wax lagu qoro buug โ€” waa dariiq lagu fahmo naftaada si qoto dheer ๐Ÿ“โœจ
Bilow maanta, hal daqiiqo u qoondee journaling-ka!"

25/10/2025

โ˜•๐Ÿ’ค Hal mid dooro: coffee mise Hurdo?

Mararka qaarkood maskaxda waxay leedahay "Hal koob oo kale!"
Laakiin jirka wuxuu leeyahay "Hurdo ayaan rabaa!" ๐Ÿ˜…

Adigana kee dooran lahayd marka shaqadu daahdo habeenkii? ๐Ÿค”
#

24/10/2025

JUMACAT MUBARAKA! ๐Ÿ•Œ

Maalintii ugu khayrka badnayd waa tan. Nabadgelyada dhabta ah waxay ku jirtaa Sujuudda iyo xusuusashada Ilaahay.

Xusuus: Akhri Suuratul Al-Kahfi sido kale Ku Sali Nabigeena SCW.

Jimce Barwaaqo leh!

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Jaale Siyaad Road
Mogadishu