Siman Hospital
Siman Hospital waxa uu ku yaalaa degmada Hodan, ka soo horjeedka isbitaalka Benadir, intaan la gaarin Seybiyaano.
Siman Hospital waxaad ka helaysaa daryeel la dareemo iyo daawo la hubo.
25/06/2026
𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
24/06/2026
Siman Hospital oo dareensan daruufaha dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed, waxuu u diyaariyey qiimo dhimis ku aadan baadhitaanad caafimaad ee hoose.
23/06/2026
𝐃𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐥𝐦𝐨-𝐆𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚, soo booqo isbitaalka waxaa heegan kugu ah dhaqatiir khibrad sare leh si aad u hesho baaritaan, daaweyn iyo qaliimo casri ah.
Markasta waxaan u taaganahey Daryeelka bulshadeena
Siman Hospital markasta waxa uu u taagan tahey daryeelka bulshadeena
#
Isbitaalka waxaa si guul leh uga dhacay qaliimo lacag la'aan ah oo ay fuliyeen dhaqaatiir Talyaani ah, iyadoo ay Hormuud Salaam Foundation ay gacan ka geysatay taageerada bukaannada u baahnaa daryeel caafimaad.
14/06/2026
🌍𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐁𝐋𝐎𝐎𝐃 𝐃𝐎𝐍𝐎𝐑 𝐃𝐀𝐘
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Xuska dhiig shubista aduunka.
Fulinta qalliimada carruurrta oo bilaash ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu