2H Creatives
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 2H Creatives, Graphic designer, Mogadishu, Mogadishu.
2H Creatives waxa ay u heellan tahay inay siiso macaamiisheeda naqshado hal-abuur leh, tayo sare leh, oo casri ah, si ay kor ugu qaadaan sumaddooda una gaaraan yoolalkooda.
19/03/2026
๐ ๐๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ๐คฒ
ููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ๐
2H Creatives waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan bulshada ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ iyo guud ahaan ummadda ๐๐๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ munaasabadda barakeysan ee ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น-๐๐ถ๐ฑ๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii, iyo camalkii suubanaa ee aynu soo gudanay bisha Ramadaan. Ha inaga dhigo kuwo naxariis, midnimo, iyo walaaltinimo ku wada noolaada.
Ciiddaan Ciidkeeda kale ha nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, iyo caafimaad.
03/03/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐ด๐๐๐ฟ๐ผ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป! ๐โจ
Maanta waxaan si farxad leh ugu dabaaldegaynaa ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐ด๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee ka soo wareegtay aasaaska shirkad ku taagan hal-abuur, tayo iyo naqshadeyn casri ah.
Hal sano oo dadaal, horumar iyo kalsooni macaamiil. Hal sano oo fikrado loo beddelay aragti muuqata. Hal sano oo astaan u noqotay xirfad iyo hufnaan.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiishii, saaxiibadii iyo cid kasta oo qayb ka noqotay safarkan quruxda badan. Taageeradiinnu waa dhiirrigelinta aan ku sii soconno!
Sanadkan cusub, waxaan ballanqaadaynaa hal-abuur ka sii weyn, adeeg ka sii tayo badan, iyo in aan sii xoojino sumcadda naqshadeynta.
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ถ๐ป .
17/02/2026
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐
Waxaan dhammaan ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, oo ah bishii naxariista iyo dambi-dhaafka.
Waxaan Alle ka rajaynaynaa inuu naga dhigo kuwa ka faaโiidaysta.
2H Creatives
27/01/2026
๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐: Keydka Naqshadaha (Profile & Cover's) ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ.
โWaxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena kala duwan sanadkii 2025. โWaxaan u taagannahay inaan fikradahaaga u beddelno naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa.
Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga ama mashruucaaga loo sameeyo muuqaal leh tayo iyo ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฎ๐ต, nagala soo xiriir:
โ๐ WhatsApp: +๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฎ๐ฑ
๐ง Email: ๐ฎ๐ต๐ฐ๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐.๐ถ๐ป๐ณ๐ผ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
๐ Social Media: 2H Creatives .
โ
25/01/2026
2H Creatives keydka naqshadaha (logos) ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ.
Waxaanu soo bandhigaynaa ๐ธ๐ฒ๐๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ป๐ฎ๐พ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ (๐น๐ผ๐ด๐ผ๐) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena sanadkii ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ, kuwaas oo ka tarjumaya ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฎ๐ต iyo naqshado casri ah.
Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga uu yeesho aqoonsi muuqda oo leh hal-abuur heer sare ah, nagala soo xiriir:
โ๐ WhatsApp: +๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฎ๐ฑ
๐ง Email: ๐ฎ๐ต๐ฐ๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐.๐ถ๐ป๐ณ๐ผ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
๐ Social Media: @๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐
โ
25/01/2026
2H Creatives Keydka Naqshadaha (Posters) ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ.
โWaxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena kala duwan sanadkii 2025.
โwaxaan u taagannahay inaan fikradahaaga u beddelno naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa. Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga ama mashruucaaga loo sameeyo muuqaal leh tayo iyo ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฎ๐ต, nagala soo xiriir:
โ๐ WhatsApp: +๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฎ๐ฑ
๐ง Email: ๐ฎ๐ต๐ฐ๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐.๐ถ๐ป๐ณ๐ผ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
๐ Social Media: @๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐
โ
19/11/2025
Do you own a business but still donโt have a proper brand identity ?
Thatโs not acceptable in todayโs competitive market.
๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ถ๐ ๐ต๐ฒ๐ฟ๐ฒ ๐๐ผ ๐ต๐ฒ๐น๐ฝ ๐๐ผ๐ ๐ฏ๐๐ถ๐น๐ฑ ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ผ๐ป๐ด, ๐บ๐ผ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ป, ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐บ๐ฒ๐บ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐น๐ฒ ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฑ. ๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐น๐ผ๐ด๐ผ ๐ฑ๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐๐ผ ๐ฐ๐ผ๐บ๐ฝ๐น๐ฒ๐๐ฒ ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ป๐๐ถ๐๐.
2H Creatives - "Hal-abuur Heer Sare ah."
12/10/2025
Waan ku faraxsanahay inaan la shaqeyno ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐๐น๐ฎ๐๐ Hoyga Sports-ka iyo Electronics-ka.
Waxaan u naqshadeynay astaan (logo) dhammaystiran iyo aqoonsi u gaar ah.
๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐ โ โ๐๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฎ๐ต.โ
Haddii aad adiguna rabto in ganacsigaaga uu yeesho aqoonsi muuqda oo soo jiidasho leh, na soo gaadh maantaba.
09/10/2025
JUMCA MUBARAK ๐ฟ
2H Creatives :- " ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ก "
04/10/2025
Waan ku faraxsannahay ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ป๐ฎ๐พ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐๐ป๐ผ ๐๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐น๐ผ๐ด๐ผ) ๐ฟ๐ฎ๐๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต Barwaaqo Stadium , garoonka dhalinyarada iyo ciyaaraha.
๐ฎ๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐ โ โ๐๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฎ๐ต.โ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |