Miniyaa
I am a positive man who always looks at the good side of life. I believe in kindness, growth, and creating opportunities for others.
Every day is a chance to learn, help, and inspire. Strong mindset, good heart, and a hopeful vision for the future.”
“When helping the poor, leave the 📷camera at 🏠home”
14/02/2026
Rag culus ba halkan ku shaahay
31/12/2025
BECO BAYDHABO
Nagama xishoon wallee caawa, waxey korontadu magaalada ka maqan tahay mudddo ku dhow 15 saacadood, aydoo aaney jirin wax cudur daar ah ama cillad ah ee macaamiisheeda ogeysiisay!
Magaalada Baydhabo, waa magaalada ugu qaalisan qiimaha korontada (1Kw=$0.9) hadana ma helaan shacabkeedu qaddarin iyo ixtiraamkii ay mudnaayeen
Fiicnaan lahaydaa shacabkan masaakiinta ah ee codkooda meel dheer gaari karin in loo turo xitaa haddii la waayay dowlad mas,uuliyad darrada intaa le’eg shacabkeeda lagula kacayo dad kula xisaabtanta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252