Ismail Shaam

Ismail Shaam

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ismail Shaam, Photographer, km4 Street, Mogadishu.

03/02/2026

Gudomiyaha dagmada balcad Kasim Ali Nur ayaa boqday degasnka boohi ee dagmada balcad

01/02/2026

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan, Saldhigga Boliiska Hodan ayaa soo xiray eedeysane Mahad Maxamud Xamarow Garyaqaan.

Eedeysanaha ayaa loo xiray ku lug lahaasho kicin dadweyne & Qalqalgalin amni, waxaa la horgeydoonaa Maxkammada Awooda u leh.

Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammaanka liddi ku ah la xariir xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji Email [email protected].

WABILAAHI-TOWFIIQ

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Km4 Street
Mogadishu
262