Birimo Group

Birimo Group

Share

Birimo Group is business based in Mogadishu, Comprises:-
1) Birimo Electronics
2) Birimo Stationary
3) Birimo Services (Printing services)

19/06/2025

Birimo Group, waa ha qabtiraha baahidaada adeeg iyo badeeco. Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal KM5 Soobe ama dalbo dalabkaaga adigoo hoygaaga joogo, waxaan kuugu keeneynaa halkaad joogto.

19/06/2025

Dalbo agabka aad u baahantahay, waxaan kuugu keeneynaa hoygaaga, xafiiskaaga ama halkaad joogto.

11/06/2025

SI FUDUD KALIGAA IS BAR QURAAN AQRISKA

Waxaan fadhigaaga kuugu keenaynaa Kitaabka Quraanka, kaa oo wato qalin kuu aqrinayo sadarada ku qoran Kitaabka. Waxa uu ka koobanyahay;-

πŸ“– 30-ka Jus ee Qur'aanka- Ku baro Qur'aanka si sahlan oo hufan!

✍️ Qalin Aqrinayo sadarada Qur’aan, waliba codad Shuyuukh kala duwan. Waa fursad cajiib ah oo aad ku akhrisan karto kitaabkaaga.

πŸ“š Kutub Axaadiith- Ka baro isla kutaabka Axaadiithka iyo dhaqanka Nabiga (NNKH).

πŸ™ Kutub Ducooyin- Ku hel ducooyin waxtar leh oo aad ku xasuusato.

πŸ•‹ Kutub Ducooyinka Xajka- Diyaar garowgaaga Xajka adigoo haysta ducada saxda ah.

Ha moogaanin! Kaalay oo ka faa'iidayso alaabtan qiimaha badan oo ay kuu keentay Birimo Group.

Fadlan nagu soo booqo Xarunteeda ku taala Daarta Soobe, dukaamada ku jeeda wadada Danwadaagaha ama Buulaxuubeey, ama naga soo wac +252 615944646 / 0615508625, waxaan kuugu keenaynaa fadhigaada.

'an

πŸ‘‰ **Nala soo xiriir si aad u dalbato!**

Photos from Birimo Group's post 08/02/2025
Photos from Birimo Group's post 08/02/2025

Birimo group waxaad ka helikartaan saacadaha smart-ga ah
O casri ah kuwii ugu dambeyey e aduunka laga isticmaalo.
Waxaan kuugu haynaa qiimo jaban o ku raaligaliya

Maacamil nagala so xariir
Tell: 615508625.
Km5 Darta ZOPE

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu