Goobjoog
Goobjoog is an independent privately owned media based in Mogadishu.
With a dedicated team of experienced correspondents and editors, we do in-depth coverage of developments in Somalia, the larger Horn of Africa and the globe. GOOBJOOG that is the most accurate “private” public broadcaster serves to inform, educate and entertain the masses since it's inception, truly living up to its motto – ‘Always Loyal To the Public’.
Maxaa sababay In cabitaanka Coca-Cola laga waayo suuqyada magaalada Muqdisho?
" Qori dambe haddii aad soo qaadataan, waa la idin xiri doonaa, adinka oo jeebeysan ayaana garsoorka la idin horgeyn doonaa."
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin
" Qofkii qori haystow iska soo dhiib inta goori goor tahay oo aan laguu imaan."
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin
" Haddii la yiri meeshiinii ku laabta macnaheedu ma ahan in dambigii looga haray."
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin
Hub culus oo laga helay gurigii uu Mirinaayo ka deganaa Madaxweyne h**e Shariif Sheekh Axmed.
Booliiska gobolka Banaadir oo soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub lagu soo qabtay howlgallada ay ka wadaan Degmada Cabdicasiis.
Maamulka Israa*l oo xarumo milatari oo qarsoodi ah ka diyaarsaday deegaannada mamulka Waqooyigalbeed ee Soomaaliya iyo saddex dal oo Muslin ah.
06/06/2026
Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
WARBIXIN: “Cali Gar leh, Caydiidna Gar leh” miyaa mar kale la maqli doonaa? mise odayaasha Hawiye xal ayay u heli doonaan xujada adag ee hortaal?
"Waxaan maanta qaatay shahaadada musharaxnimo aniga oo raacaya hab-raaca guddiga doorashooyinka iyo dastuurka dalka."
Guddoomiye Aadan-Madoobe
Click here to claim your Sponsored Listing.