Page Aftah Rays

Page Aftah Rays

Share

Ereyo xiisoleH iyo muriba

followda

Hala bakhayilin 20k

03/01/2026
09/12/2025

Hidiyo dhaqankenii h**e

29/11/2025

CIGAAL INTENRNATIONAL IARPORT ❤️

27/11/2025

Dunida iyo waayaheeda is bed bedalka badan ayaa nin oday waaya arag ah oo mudo dheer usoo joogay waxaa laga hayaa

1- Waxaa uu waayuhu i baray, in aan dhageysto qof kasta aragtidiisa, waajibna aanan u arag in aan ku qanco.

2- Waxaa uu waayuhu i baray, in ilmada ama oohintu nafta raaxo geliso, nafsaddana ka fududayso culayska, laakiin aan iska jiro in ilmadayda ay aragto cid iin ama cilad ka dhigi karta.

3- Waxaa uu waayuhu i baray, in aanan ku talax tegin farxadda iyo murugada midna, waayo duruufaha adduun waxa ay isu beddelaan sida harka, qofna ma oga waxa ku soo maqan.

4- Waxaa uu waayuhu i baray, in haddii caqligu hadli waayo, ay buuq iyo muran kaalintiisa buuxiyaan.

5- Waxaa uu waayuhu i baray, in sharafta iyo karaamadu ay tahay; in aan noqdo sida xiddigta waqtigeeda iyo cimrigeeda oo dhan u hurta in ay dadka u iftiinto iyada oo aan mahadsanid iyo abaal midna kaga doonayn.

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

Xigasho: Abdullahi Nor colombo

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

123_rays
Mogadishu
2520