Bashka
School page
12-Oct-2025 waa maalinta calanka Soomaaliyeed la sameeyay.
16/08/2025
Dugsiga wuxuu bilaabay qaadashada ardada cusub ee sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Fadlan iska diiwaangeli xarunta Degmada Kaaraan Agagaarka masjidka sheekh Axmed Xaaji dhabarka dambe ee maqaayada Fay caato.
25/12/2023
Isku aadka. Fasalada Ciyaarta kubada Cagta.
Fasal walbow halkaan kala soco maalintaad cayaarta leedahay.
Wabillaahi Towfiiq
25/12/2023
Kulanka Maanta waa
Form 1. 3 - 2 Grade 7B
25/12/2023
Form 1. 3 - 2 Grade 7B
20/12/2023
Kulanka maanta
20/04/2023
Ciid wanaagsan.
Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta meel walibo aad dunida ka joogtaan.
Illaahey ha inaga aqbalo soonka, salaada iyo sadaqada aan la imaanay inta lagu guda jiray bisha barakeesan ee Ramadaan.
Ciidaan ciideyda kale Alle inagu gaarsiiyo cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban.
16/08/2022
Asc
Hambalyo
Dhammaan Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee AL-RAYAAN waxay u hambalyeenayaan Farxada Ardada oo dhaamaan ka gudubtay Imtixaamkii Fasalka 12aad ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022.
Waxaad dhowrteen sharafkii iyo Astaantii Dugsigiina.
Guul meel walbo aad hormarkiina aad ka sii wada doontaan insha Allaah.
Guul iyo Gobanimo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
25/12/2023