Bulaale data service
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulaale data service, Computer Company, BULAALE DATA SERVICE, .
26/04/2023
Macmiil halkaan waxaa ka heli
Somtel data unlimited noocyadeeda kala duwan internet ka hada dalbo oo hada hel Bulaale data service
06/12/2022
29/01/2022
Waxaad hada ka heli kartaa xirmooyinka amtel nuucyadooda
Kala duwan oo aad ku heli karto qiimo aad iyo aad u raqiis ah sidoo kale Internet xawaarihiisu sareeyo
Naga soo wac amtel 0711333340 ama Hormuud 0616088823
15/08/2021
Iibso oo ku kifaax internet raqiis ah
Kushubo $1 oo hel 2 maalin iyo 2 Hawken oo free ah internet iyo hadal deg deg uga shubo halkaan
21/07/2021
CIID WANAGSAN
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel waxay munaasabada ciida owgeed macaamiisheeda ugu bishaareyneysaa qiimo dhimis adeegga Internet-ka (Data) Labada Maalin ee Ciidul Adhxaa laga bilaabo 19/07/2021 11:59pm. ilaa 21/07/2021 11:59pm. Macaamil ku shubo $1= 3.5GB ama $0.5= 1.5GB, $5= 12GB. Data-da aad ku shubato marnaba kaa dhici meyso. Si aad ugu faa ideysato qiima dhimistaan fadlan garaac *200 #. Kaga shubo , eDahab Resseler,& Airtime Ama Ia xiriir qeybta adeegga macaamiisha 0613906386
18/07/2021
Macamiil ka faa'ideeyso Adeegga Dhamays oo ah xirmooyin maalinle iyo bille (Unlimited voice & Data) oo kooban ku hadal gudaha iyo internet xawarahiisu sareeyo, ku shubo 1$ oo hel ku hadal iyo internet (2 maalmood), sido kale ku shubo 17$ oo hel ku hadal iyo internet bishii oo dhan (Monthly).
Adeega waxaad uga shuban kartaa:
•*300 #
• Airtime: *444*$ #
15/07/2021
Macamiil ka faa'ideyso xirmooyinka adeegga Jumca Kariim ee Shirkadda Isgaarsiinta Somtel
Ku shubo $5 kuna hel 10GB &100 Daqiiqo oo ku hadal ah oo aan marnaba kaa dhaceynin.
Macamiil waxaad ku shuban kartaa xirmooyinka $5, $1 & $0.5 fadlan raac tilmaamaha post-ga
FG: Ogow Data-dii aad ku shubataa 100% ayey kuu labalaabmeeysaa.
Mahadsanidiin
Ka faa'ideysta hada
12/07/2021
Ku shubo $1 oo hel
2 maalin iyo 2 Hawken
Oo free ah ku hadal iyo internet
Ka hel halkaan maalin kasta
13/05/2021
ka iibso halkaan
Data aad iyo aad u raqiis ah kushubo $1 oo hel 3.5GB oo marnawa aan kaa dhaceeyn kushubo $10 oo hel 35GB
11/05/2021
Macmiil Kafka,iideyso adeegga abaal
Kushubo $1 oo hel 2GB
14/03/2020