Computersom LTD
Computersom LTD waa shirkad IT ah oo bixisa laptops tayo leh sida HP, Lenovo, Dell iyo Acer.
Bakaaraha β kasoo horjeedka Salam Bank
ππππππππ
https://computersom.so/
π»β¨ Computersom LTD β Xalkaaga IT-ga Casriga ah! β¨π»
Elitebook 820 G3
β
core i7
β
Ram:8GB
β
storage:512gb SSD
β
Gen:6th
π free gift π
Mouse
Laptop stand
Mouse Pad
Qiimihiisu waa π΄ $190
π Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
π www.computersom.so
π +252-619314464
π +252-614314464
26/05/2026
πβ¨ Maalinta Barakaysan ee Carafo β¨π
Alle ha inaga dhigo kuwa ka faaβiideysta fadliga weyn ee maalintan barakaysan. π€²
Waa maalin kheyr, dambi dhaaf iyo ducadu la aqbalo.
πΏ Soonka Carafo waa kheyr weyn
π€ Ducadu waa furaha guusha
π Xusuusta Alle qalbiga ayay iftiimisaa
Dhamaan shacabka Muslimiinta ah waxaan leenahay:
Alle hana waafajiyo camal suuban, caafimaad iyo barwaaqo. β¨
π Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
π www.computersom.so
π +252-619314464
π +252-614314464
π»β¨ Computersom LTD β Xalkaaga IT-ga Casriga ah! β¨π»
Osmo Mobile 7P
π Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
π www.computersom.so
π +252-619314464
π +252-614314464
21/05/2026
π»β¨ Computersom LTD β Xalkaaga IT-ga Casriga ah! β¨π»
Ma u baahan tahay:
β
Laptop & Desktop tayo sare leh
β
Dayactir iyo Support IT
β
Printers & Accessories
β
POS Systems
β
Software Solutions
π Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo hufan si ganacsigaaga u noqdo mid casri ah oo shaqeynaya 100%.
π Maxaa nagu dooraneysaa?
βοΈ Alaabo tayo leh
βοΈ Qiimo jaban & tartan leh
βοΈ Adeeg degdeg ah
βοΈ Degdegsiimo & Adeeg Hufan
π Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
π www.computersom.so
π +252-619314464
π +252-614314464
ππ₯ BOORSO JEEB TAYO SARE LEH π₯π
Ma u baahan tahay boorso qurux badan, tayo leh, isla markaana ku habboon safar, shaqo iyo isticmaal maalinle ah?
Halkaan ka hel Boorso Jeep Original ah oo leh:
β
Naqshad casri ah
β
Meel badan oo wax lagu rito
β
Adkeysi iyo tayo sare
β
Ku habboon Laptop & dukumiinti
β
Raaxo iyo muuqaal soo jiidasho leh
πΌ βQaado boorso kuu dhammeystiran qurux, tayo iyo kalsooni.β
π Dalbo hadda si aad u hesho
π Nala soo xiriir maanta!
Nagala soo Xariir
Call βοΈ +252-619314464/ +252-614314464
π» Hp Elitebook 830 G5
πΉ Core i5 ( 8th Gen)
πΉ RAM: 8GB
πΉ SSD: 512GB
πΉ Qurux, xawaare, & tayo sare !
π Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.
Location:Bakaara market opposite Salam bank
βοΈ 0619314464/0614314464
15/05/2026
πΈπ΄ Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed β 15 May πΈπ΄
Dhalinyaradu waa laf-dhabarta ummadda, awoodda horumarka iyo rajada mustaqbalka. Maalintan qiimaha badan ee 15-ka May waxay xusuusinaysaa geesinimada, midnimada iyo dadaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee u taagan dhismaha dalkooda.
Aqoontiina, hal-abuurkiina iyo kartidiina ayaa horseed u noqon kara Soomaaliya horumarsan oo iftiimaysa.
β¨ βDhalinyaro halyeey ah, dalkooda dhisa, dunidana ka iftiima!β β¨
Computersom LTD
π» Hp Elitebook 830 G8
πΉ Core i7 ( 11th Gen)
πΉ RAM: 16GB
πΉ SSD: 512GB
πΉtouchscreen
πΉ Qurux, xawaare, & tayo sare !
π Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.
Location:Bakaara market opposite Salam bank
βοΈ 0619314464/0614314464
09/05/2026
π»β¨ Computersom β Qeybta Farsamada Casriga ah! π§
Ma qabtaa dhibaato la xiriirta Laptop, Desktop ama Software?
Ha walwalin! Computersom Qeybteeda Farsamada waxay kuu hayaan xal degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
πΉ Dayactir Laptop & Desktop
πΉ Rakibid & Cusboonaysiin Software
πΉ Ka saarista Virus-yada & Security
πΉ Xallinta ciladaha hardware-ka
πΉ Adeeg degdeg ah & xirfadlayaal khibrad leh
π― Ujeedkeenna waa Inaan ku siino adeeg tayo sare leh oo kaa dhiga mid kalsooni leh!
π Nagu soo booqo xarunteena Computersom Itd
π Nala soo xiriir si degdeg ah πππ
+252-619997226
π₯ Computersom β Halka Teknoolajiyada Lagu Xaliyo! π₯
06/05/2026
Connectors Type -c 8 in 1 , 3 in 1
Hadda dalbo, Hadda hel!!
ama booqo Xarunta 1aad Computersom ltd Bakaaro market ka soo horjeedka salam bank
ππ¨π§ππππ ππ¬: +252 619314464/ +252-614314464
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Suuqa Bakaaraha Ka Soo Horjeedka Salam/Bank
Mogadishu
MASJIDKAABUHUREERA