Simple Travel Agency

Simple Travel Agency

Share

SIMPLE TRAVEL AGENCY: Waaa fududeeyaha safarkaaga nagasoo dalbo VISA & TICKET qiimo jaban.

14/03/2026

MA RABTAA VISA MASAR? 🇪🇬✈️

​Si fudud oo kalsooni leh ku hel Visa-ha dalka Masar.
✅ Dalxiis
✅ Caafimaad
✅ Ganacsi
Wixii fududeyn ah anagaa kuu joogna🤝

​👉 Nagala soo xiriir:
📞 WhatsApp/Call: 0614638887
📍 Location: Taleex,Muqdisho Somalia.

17/02/2026

RAMADAAN KARIIM

Maamulka iyo howl-wadenada shirkadda Simple Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheena sharafta leh iyo guud ahaan Shacabka Somaliyeed ugu hambalyeynayaan Bisha Ramadan.

Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa'iideysta kheyrka iyo barakada bisha soon-qaad.

Noogu imow duulimaad raaxo leh.
Visa iyo Ticket qiima jaban.
Ramadan kariim.

12/02/2026

MA DOONAYSAA INAAD HESHO WAXBARASHADA JAAMACADDA EE DALKA TURKIGA? 🇹🇷🎓

​Turkigu waa hoyga jaamacado caalami ah oo bixiya aqoon casri ah iyo shahaadooyin laga aqoonsan yahay adduunka oo dhan. Ha lumin fursadda aad ku dhisayso mustaqbalkaaga!

​Waxaan kuu fududaynaynaa:
✅ Ogolaansho degdeg ah (Admission) oo laga helayo jaamacadaha ugu fiican.
✅ Hagitaan buuxa oo ku saabsan Visa-ha Waxbarashada.
✅ Bachelor, Master, iyo PhD.
​Mustaqbalkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! 🚀
​📞 Nala soo xiriir hadda: 61 4638887
📍 Xafiiskayaga: Taleex, Mogadishu Somalia.

12/02/2026

MA U BAAHAN TAHAY DARYEEL CAAFIMAAD OO DALKA TURKIYE AH? 🇹🇷✈️

​Ha u oggolaan caafimaadkaagu inuu dib u dhaco! Turkigu waa mid ka mid ah waddamada ugu horreeya adduunka dhinaca daawaynta casriga ah iyo dhakhaatiirta aqoonta sare leh.
​Waxaan kuu fududeynaynaa:
✅ Soo saarista Visa-ha Caafimaadka ee Turkiga muddo kooban.
✅ Helidda Ticket Qiima jaban
✅ Hagitaan buuxa oo dhinaca dukumiintiyada ah
​Caafimaadkaagu waa muhiim, annaguna waxaan kuu dhowreynaa waqtigaaga iyo lacagtaada.

​📞 Nala soo xiriir hadda: 61 4638887
📍 Goobta: Taleex,Mogadishu Somalia.

05/02/2026

Jimca Mubarak! 🌙

Caawa oo kale waa habeen barakaysan oo Jimco ah. Waxaan idiin rajeynayaa farxad, barako, iyo caafimaad. bisha Ramadaan alle caafimaad iyo cimri hanagu gaarsiiyo.

Haddii aad u baahato adeeg safar sida Ticket ama visa, Simple Travel Agency waxay diyaar u tahay inay ku caawiso.

XARUNTEENA
📍Taleex, Somoil Flor 1, Mogadishu Somalia.
📞Tel: 614638887

07/12/2025

FIISAHA KENYA,UGANDA, MASAR,TANZANIA IYO DHAMAAN TIKIDHADA GUDAHA IYO DIBDDA WAA DIYAAR.

-->FIISAHA KENYA
✅Mudada 24-saac
Qiimha: $170

--->FIISAHA MASAR
✅Mudada 24-saac
Qiimaha: $150

-->FIISAHA UGANDA
✅Mudada 6-Maalmood
Qiimaha: $130

--->FIISAHA TANZANIA
✅Mudada 6-Maalmood
Qiimaha: $220

WAXAAD NAGALA SO XIIRIIRTAA
👉 TELL: 0614638887

MAHADSANIDIIN.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Taleex
Mogadishu