First Somali Takaful Insurance
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from First Somali Takaful Insurance, Insurance Company, Sidiiq Tower, Waaberi Mall, 1st Floor, room 105, Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu.
FISO Takaful Insurance
Shariah-compliant & ethical insurance providing risk protection products in Somalia & internationally โ safeguarding individuals, businesses & communities with innovative Takaful solutions.
27/05/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Shirkadda Caymiska Islaamiga ee Somaaliya First Somali Takaful Insurance waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciida Carafo.
22/05/2026
Ducada Maalmaha Bisha Dhul Hijja aan badino.
05/05/2026
Protecting your business. Securing your future.
First Somali Takaful Insurance offers reliable and Sharia-compliant protection for Oil & Gas, Marine Cargo, Contractors, and Employers.
Your safety is our responsibility.
Aas-aasihii Shirkadda Caymiska Islaamiga ee Soomaaliya FISO Takaful Insurance | Sidee fikrad caymis oo markii h**e fashilantay ugu dambeyn uga dhalatay mid ka mid ah ganacsiyada ugu muhiimsan Soomaaliya?
Xalqadan Irmaan Podcast, ayuu marti ku ahaa Gudoomiye Mohammed Mohamed โM.Takafulโ, oo ka sheekeynaya safarkiisa ganacsi, dahabka, dharka, maqaayadda, iyo sida uu ugu soo biiray fikradda Caymiska Soomaaliya.
Waraysiga oo dhamaystiran waxaa ka daawan kartaa Linkigaaan:- https://youtu.be/74nvbCjS7Ek?si=GOBHIXPpm55wSlBo
Dawan TV
01/05/2026
Hmbalyo Hambalyo Hambalyo, waxaan halkaan ugu hambalyaynaynaa Shaqalaaha Waynaha Adduunka gaar ahaan Shaqaalaheena Soomaaliyeed maalintooda dabaaldagga ee 1 May 2026.
โ
โShaqaalaha Soomaaliyeed waxay lafdhabar u yihiin horumarka dalkeena.
โ
โMarkale Hambalyo.
15/04/2026
We are honored to announce that our Chairman, ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข, is participating as a distinguished guest at the New Mogadishu Development Corporation - NMDC Investor Roadshow 2026.
We are proud to be part of this important platform focused on investment and development opportunities in Somalia.
15/04/2026
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan soo dhoweyno Mudane ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข, Guddoomiyaha FISO Takaful Insurance, oo ah marti sharafta nagala soo qeyb galeysa bandhigga Maalagashiga ee ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ ๐๐จ๐๐๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ ๐๐๐๐.
07/04/2026
๐๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ ๐ถ๐-๐ฎ๐ณ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ: ๐๐ถ๐ฟ๐๐ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐ง๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ณ๐๐น ๐๐ป๐๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ & ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ป๐ด๐ถ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ ๐๐๐๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป.
Shirkadda Caymiska First Somali Takaful insurance (FISO Takaful Insurance) iyo Ururka Injineerada Soomaaliyeed Somali Engineers Association.-SEA) ayaa Heshiis Is-afgarad ah (MoU) ku kala saxiixday Magaalada Muqdisho, Somalia.
Heshiiskan wuxuu ku saabsan yahay caymis si gaar ah loogu saleeyay baahiyaha injineerada, iskaashi Shirkadda Caymiska iyo xirfadleyda Injeerada ah iyo tababaro xirfadeed oo kor u qaadaya maareynta khataraha. Sidoo kale, wuxuu gacan ka geysanayaa sare u qaadida kalsoonida maalgashadayaasha iyo horumarinta guud ee sektor-ka Caymiska iyo injineernimada dalka.
Hadaba, si loo ilaaliyo xirfada injineerada iyo hantida mashaariicda waxa muhiim noqotay in la helo caymis damanad qadaya baahiyaha injineernimo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Sidiiq Tower, Waaberi Mall, 1st Floor, Room 105, Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 04:00 |
| Tuesday | 08:00 - 04:00 |
| Wednesday | 08:00 - 04:00 |
| Thursday | 08:00 - 04:00 |
| Saturday | 08:00 - 04:00 |
| Sunday | 08:00 - 04:00 |