SayCode Academy

SayCode Academy

Share

Welcome to SayCode Academey

27/07/2025

ka daawo video dhameys tiran link-ga
https://youtu.be/VkcMC_9n450?si=d4xAUYcf_RkNdj70

11/06/2024

Thanks for being a top engager and making it onto my weekly engagement list! 🎉 Sed Ali Moalim, Shukri Dirie Hassan Boqor

04/06/2024

Mern Stack Real Estate App

27/05/2024

Dhamaan dadkii nagala soo xariiray whatsapp fariimo ayaan la wadaagney qofkii u baahan intaas ka badan diyaar ayaan u nahay inaan ka qancino wixii su'aalo ah mahad sanidiin

25/05/2024

Fasalada 1th June Bilaa banaayo
Faah faahin nala soo xariir
si aad noola socotid Follow dheh page ka like na nagu caawi si aan dad badan u gaarno mahad sanid

19/05/2024
15/05/2024

waxaan qaadaneynaa Fasalo Cusub qaab Online ah link-ga hoose iska diwiiwan geli hadii aad diyaar tahay Mahad sanid
Follow dheh page keena si aad noola socotid
https://forms.gle/vqBBvUjUhu5sh1Du6

15/05/2024
15/05/2024

sidee qoraal loogu bedelaa codad loona dulsaaraa muqaal
hoos ka daawo cashiro badan Youtube Channel keena
https://www.youtube.com/playlist?list=PLH4GZhEwVRbldlTZnJ_l2vN89nQK4o-6P

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu