koobka24.com

koobka24.com

Share

koobka24.com-Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka- LIKE dheh si aad ula socoto dhacdooyinka ciyaa koobka24.com waa xaqabtiraha ciyaaraha caalamka.

01/01/2023

Horyaalka England Sanadkaan Xamaasad Gooni Ah Ayuu Leeyahay Team la Dhayalsan Karro Majirtoo¤

Hada Labadaan Koox Arsenal iyo Man City Ayaa Loo Arkoo Tartamayaasha Dhabta ah Ee Adiga maxaa Ka Leedahay Aqristee™®

Read This Surah Every Morning Allah Will Protect You whole Day 19/07/2020

Shar oo dhan ma arkeysid maalintii oo dhan hadaad suuradahan aqrisato subax walbo

Read This Surah Every Morning Allah Will Protect You whole Day Read This Surah Every Morning Allah Will Protect You whole Day-operanewsapp

Photos from koobka24.com's post 27/03/2020

Garoonkan wadankee ayuu ku yaaalaa?

Hadaad ka jawaabto Love ❤ iyo Like-ta👍 Haka baqeelin

26/03/2020

Walaalkeena Abdelhak Nouri oo 2017 Koomo Galay ayaa hada Koomadii Kasoo Kacay Al- hamdullillaah walal Share dheh si ay u arkaan asxaabtada

28/10/2018

Taabo→ Koobka24.com← Si aad u aqrisato wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha

Si sxbkaada ciyaraha xiiseeya uu ula socda isna Fadlan Share dheh:

Robert Lewandowski Oo War Cad Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Bayern Munich Miyuu Ka Tagaayaa?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 28/10/2018

Robert Lewandowski Oo War Cad Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Bayern Munich Miyuu Ka Tagaayaa?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Robert Lewandowski ayaa ku adkeysanaya in uusan meelna ugu socon kooxda Bayern Munich, inkastoo xagaagii h**e lala xariirinaayay inuu ka tagaayo kooxda. Lewandowski iyo wakiilka Pin Zahavi ayaa la ogaaday inay u furan yihiin tartan cusub, iyadoo Real Madrid iyo Manchester United ay soo bandhigeen xi...

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Inuu Iska Fasixi Doono Laba Xiddig Iyo Arsenal Oo Ku faraxday. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 28/10/2018

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Inuu Iska Fasixi Doono Laba Xiddig Iyo Arsenal Oo Ku faraxday. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Macalinka kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in uu iska fasixi doono laba ka mid ah Cayaartoydiisa marka lagaaro bisha Janaayo 2019 xiligaas oo uu dib u furmi doono suuqa kala iibsiga Cayaartoyda. Labada Cayaaryahan ee uu sheegay in uu fasixi doono Macalin Jurgen Klopp....

Seddex Ciyaaryahanka Oo Guul U Horseedi Karo Kooxda Real Madrid Kulanka Barcelona. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 28/10/2018

Seddex Ciyaaryahanka Oo Guul U Horseedi Karo Kooxda Real Madrid Kulanka Barcelona. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Real Madrid oo kaalinta 7aad kaga jirta horyaalka LaLiga ayaa u safraysa gobolka Catalonia oo ay ku sugayso Barcelona oo usii diyaarsatay hubkeeda ugu culus oo aanu ku jirin Lionel Messi oo dhaawac ah. Kooxda tababare Julen Lopeteigui oo horyaaalka iyo Champions League labadaba dhibaato badan kala k...

La Ogaaday: Alexis Sanchez Oo Doonaya Inuu Ka Tago Kooxda Man United Bisha January Iyo Kooxda Uu Ku Biiri Doono. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 28/10/2018

La Ogaaday: Alexis Sanchez Oo Doonaya Inuu Ka Tago Kooxda Man United Bisha January Iyo Kooxda Uu Ku Biiri Doono. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Alexis Sánchez ayaa rajeynaya in kooxda PSG ay soo gudbiso dalab isaga ku aadan bisha Janaayo, sida laga soo xigtay Daily Mail. Kubadsameeyaha ayaa ku dhibtooday qaab ciyaareedka Old Trafford tan iyo markii uu ka soo wareegay Arsenal bilowgiisa sannadka, waxaana lagu soo waramayaa inuu ku qanacsane...

Cesc Fabregas Oo Weli Jeceel Saaid Ah u Qabo Kooxda Arsenal Oo Miyuu Doonayaa Inuu Kusoo Laabto?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 28/10/2018

Cesc Fabregas Oo Weli Jeceel Saaid Ah u Qabo Kooxda Arsenal Oo Miyuu Doonayaa Inuu Kusoo Laabto?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Xiddiga Chelsea Cesc Fabregas ayaa wareysi dheer uu siiyay Marca uga hadlay xirfadiisa ciyaareed iyo qorshihiisa mustaqbalka iyo qorshihiisa xiga. Xiddiga reer Spain ayaa la dhibtoonaya qaab ciyaaredka Maurizio Sarri iyo dhaawacyo joogta ah laacibkan ayaa sidoo kale waxaana lala xiriirinayaa AC Mila...

Qaabkee Ayuu U Ekaan Doonaa Garoonka Camp Nou Kulanka El Clasico. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 27/10/2018

Qaabkee Ayuu U Ekaan Doonaa Garoonka Camp Nou Kulanka El Clasico. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa sheegtay in garoonka Camp Nou lagu midabayn doono waraaqo calaamada kooxda leh oo laba qaybood u qaybsan marka ay Axadda kula ciyaarayaan Real Madrid, kulankooda koowaad ee El Clasico ee xili ciyaareedka 2018-19. Cayaartan oo la filayo inay tobannaan kun oo daawad...

RASMI: Robin van Persie Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Fadhiisan Doono Kubada Cagta, Waa Gormaa?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. 27/10/2018

RASMI: Robin van Persie Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Fadhiisan Doono Kubada Cagta, Waa Gormaa?. - Haqabtiraha wararka ciyaaraha caalamka. Xiddigii weerarka uga ciyaaray jiray Arsenal, Manchester United iyo xulka qaranka Netherlands ee Robin van Persie ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiisanayo dhamaan ciyaaraha kubadda cagta dhamaadka xili ciyaareedkan. 35 jirkan oo dib ugu laabtay kooxdii uu kasoo bilaabay ciyaaraha ee Feyenoord oo iyado...

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Seven Street
Mogadishu