Muscap Designer

Muscap Designer

Share

Graphics and all your needs

17/04/2026

“Ma rabtaa design kaa dhigaya mid muuqda oo ka duwan kuwa kale?
Waxaan kuu diyaarinayaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:
✔️ Branding
✔️ Graphic Design
✔️ Logo Design
✔️ Flyer Design

Tayo sare + Qiimo jaban = Doorashada saxda ah

Nala soo xiriir maanta, si aad u hesho design kuu shaqeeya!
📲 WhatsApp: +252 617885658

Muscap Designer – Halka fikraddaadu noqoto muuqaal dhab ah.”

19/03/2026

Ciid wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed

28/02/2026

🌙 Sadaqadu waa furaha barakada nolosha

Rasuulkeena ﷺ wuxuu inoo sheegay in maalin kasta labo malag ay soo degaan, midna uu u duceeyo qofka wax bixiya, midna uu u duceeyo halaag qofka bakhaylka ah.

💎 Wax bixintu ma dhimayso maal, ee waxay kordhisaa barako, jacayl iyo naxariis Alle ka timid.
🤲 Ha sugin berri si aad u sadaqaysato – maanta ka mid noqo kuwa la duceeyo.


Muscap Designer

19/02/2026

❓Saxaabiga uu gurigiisa kudagay Nebi Mohamed NNKH markuu madina tagay waa:
A. Ali ibnu abi dalib
B. Abu Bakar al-siddiq
C. Umar ibnu khadab
D. Abuu Ayuub al-ansari


Muscap Designer

17/02/2026

Ramadan Kareem

Muscap Designer

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu