Mohamed Diidow Shara

Mohamed Diidow Shara

Share

ku so dhawaw gacmo furan mar walba ku xirnow

14/08/2026

Boqortoyo wardey cali 😎

31/07/2026

AKHISO: Nuxurka ka soo baxay Shirka Dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya;

▪︎Howgal-millateri oo keli ah ma keeni karo Nabad-waarta, waxa muhiima xasilooni-siyaasadeed & wada-hadal dhexmara DFS & DG.

▪︎Shirkan waxa isugu yimi Soomaaliya, Jabbuuti, Uganda, Burundi, Itoobiya, Masar, Kenya & wakiillo ka socda Midowga Afrika, IGAD & Qaramada Midoobey.

▪︎Dalalku waxay hoosta ka xarriiqeen in AS ay weli tahay khatar oo beegsanaysa hey'adaha amniga Soomaalida.

▪︎Dalalku waxay sheegeen in howlgal millateri oo keliya aanu keeni karin nabad-waarta, iyaga oo ku baaqay maamul-xoojin, dib-u-heshiisiin-siyaasadeed, horumarinta dhQaalaha & wax-ka-qabashada saboolnimada.

▪︎Shirku wuxuu ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo kala-guur amni oo qorshaysan; maadaama meelaha ciidamada laga saaro ama laga wareejiyo ay keeni karaan firaaqo amni oo kooxaha hubeysan ka faa’iideysan karaan.

▪︎Waxaa la adkeeyay in mustaqbalka amniga Soomaaliya uu ku xidhan yahay dhismaha ciidamo Soomaaliyeed oo awood leh; kuwaas oo si buuxda ula wareegi kara mas’uuliyadda amniga dalka.

▪︎Xasillooni siyaasadeed ayaa lagu tilmaamay in ay tahay tiirka muhiimka ah ee nabadda Soomaalida; iyada oo loo baahan yahay wada-hadal joogto ah iyo iskaashi u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyad.

▪︎Maalgelinta howlgalka AUSSOM ayaa weli ah arrin muhiim ah; iyada oo dalalka ka qeyb galay shirka ay sheegeen in taageero dhaqaale oo joogto ah looga baahan yahay Beesha-caalamka, si loo ilaaliyo horumarka amni ee la gaaray loogana fogaado dib-u-dhac.

26/07/2026

Gudoomiye Mohamed Hussein Abdi Lafeey waa nin leh aragtii siyaasadeed iyo hadaf aan isbeddelin. Isagoo kufaani kara wax qabadka UU u haayo bulshadiisa deeeganadas gudoomiye guusha waa heeysaa 🖖

26/07/2026

Madaxweynaha xiligiisa dhamaday hadana xoreyn waayay Masaajid Cali-Gaduud & Aadan Yaabal oo u baxbaxsanaya Butland | Dowlad dad nabad ku jira weerar ku ah Soomaaliya uunba laga helaa! 😆

Telephone

Website

Address


Mogadishu