Engr Ahmednor
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Engr Ahmednor, Professional Networking, Mogadishu.
20/03/2026
🌙 Hambalyo Ciidul Fidri Al-Mubaarak!
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Netpower Solutions waxay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiishooda sharafta leh, ugu hambalyaynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Eebbe ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd ee aan soo qabannay bishii Ramadaan, sannadkan sannadkiisana ha nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo horumar.
18/02/2026
Waxaan bulsha weynta somaliyeed ugu hambalyenaynaa
hadaan nahay howl wadennada NETPOWER SOLUTIONS bilashada bisha
barakeysaan ee ramadaan alle ha
innaga dhigo kuwa ka faa'iideysta bishan barakeysan.
99% of people don't know how fiber cleaver work. Let's have look this video.
INTALLING CCTV CAMERA .
5000 PHONE SYSTEM OPERATING AT NIGHT.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu