Guuriye Moving Service

Guuriye Moving Service

Share

GUURISTA IYO DAJINTA GURYAHA IYO XAFIISYADDA.

21/01/2026

Markale iyo dib uhabeynta shirkadda iyo kobcinta shaqadii qurxooneed waad naga so dalban kartaa guurista gurigaaga si amaan ah.

Nagala so xiriir
+252615577349

07/02/2025

Jimco Wanaagsan

06/02/2025

Guuriye Moving Service Ku guur kuna dag adigoon daalin! 🏡📦
Guurinta guryaha, xafiisyada & rarida alaabta – adeeg aamin ah oo dammaanad leh.

📞 Nala soo xiriir: 0770959290"

31/01/2025

Jimco Wanaagsan

23/01/2025

Ku kalsoonow Guuriye Moving Service! 📦 Haku dhibin saaxiibkaaga alaabtaada anaga ayaan kuu qabanayna. furfurista & xirxirista alaabta, qaadista alaabta culus, iyo rarida guryaha oo dhammaan adeegyo aamin ah oo dammaanad leh.

📞 Nala soo xiriir: 0770959290"

10/01/2025

Jimco Wanaagsan

07/01/2025

𝗠𝗮𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮.

Shirkadda Guuriye ayaa kuu diyaarisay shaqaale tababaran rarista alaabaha.

Haka raadin meelaha gaari iyo xamaali ama farsamayaqaankii ee halmeel kawada hel ayagoo damaanad leh.

wixi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir
📞 0770 959290 ama 📞0770 959291

03/01/2025

Jimco Wanaagsan

01/01/2025

Haddii aad qorsheynayso in aad guri kale u guurtid, ha ka welwelin alaabtaada! waxaan kuu haynaa xirfadlayaal si taxadar leh kuugu furfuraya, kuuna raraya gurigaaga si ammaan ah oo hufan.

U guur gurigaaga cusub adigoo niyad degan iyo kalsooni buuxda leh!

wixi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir
📞 0770 959290 ama 📞0770 959291

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hodan, Taleex
Mogadishu