Foicetv
At Foice, we tell real stories that matter.
From local communities to global audiences, our work captures voices, culture, and creativity through film and digital media From local communities to global audiences, our work captures voices, culture, and creativity through film and digital media.
19/04/2026
Diyaarad gaar ah oo nooca Gulfstream IV ah oo ku diiwaan gashan TC-IHA, oo ay maamusho shirkadda CKD Havacılık kuna xiran hay’adda sirdoonka Turkiga (MIT), ayaa shalay ka duushay Antalya Turkey iyadoo ka degtay Muqdisho. Waxa ay u badan tahay in ay soo qaaday madaxweynaha Soomaaliya oo ka soo laabtay dalka Turkey.
18/04/2026
DEG-DEG: Dowladda Iran ayaa ku dhawaaqday inay dib u xirtay marinka muhiimka ah ee Hormuz, saacado yar uun ka dib markii ay sheegtay in loo furay maraakiibta ganacsiga. Afhayeen u hadlay Taliska Guud ee Khatam al-Anbiya ayaa sheegay in go'aankan la qaatay kadib "ballan-ka-bax" ay sameysay dowladda Mareykanka, oo ah inaysan xayiraadda ka qaadin dekadaha dalkaas.
05/04/2026
Maalinta Talaadada dalka Iiraan halmar ayaa wax weliba ay dhici doonaan; waxay noqon doontaa Maalinta Warshadda Korontada iyo Maalinta Buundada. Burburkaasi waxaa uu noqon doonaa mid aan horay loo arkin
Muqaalkan waa muqaal jira ma ahan AI
Madaxwaynaha Dalka Iran ee ku sugan Bannaan baxa loogu duceeya falastin.
Weerarkii ay Maraykanka iyo Israa’iil abaabuleen ee lagu qaaday dugsi hoose oo ku yaalla Iran, kaas oo ay ku dhinteen 165 arday oo dumar ah iyo hal macallimad, ayaa lagu sharaxay iyadoo la adeegsanayo animation.
Sababta wadanka iraan loo burburin karin
Somaliya Dowlad k**a jirta haka dhabaynin!
Somaliland oo maqan miyaan dastuur dhamaystiraynaa?
Madaxwaynihii h**e ee somaliya mohammed Abdullahi farmaajo oo ka hadlay dastuurka somaliya ee ku meel gaarka ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu