Dunida maantay

Dunida maantay

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida maantay, Journalist, Mogadishu.

15/06/2025

Gantaal ay IRAN ku dhufatay dhise ku yaalay casimada ISRAIIL ayaa ku geeritoy 4 qof halka lagu waayay 35 iyo ay dhaawayco soo gaareen inkabadan 195 qofood.

15/06/2025

Madaaficda iiraan ayaa bur bur baaxad leh ka geestay caasimada israiil

15/06/2025

Weraro ay qaaday iraan ayaa lagu beegsaday taliyaha cirka cidamada israiil

15/06/2025

Xalada ayaa caawa ku adagtahay dowlada yuhuuda

13/05/2025

“Meel kasta oo aad joogto… noqo ruuxa qurxiya goobta.”

13/05/2025

Wax layaaba malahan qofka aadan garaneen in uu agtaada ka noqdo galti ( qofaadan aqoon )

Balse waxaa yaaba in qofka dadka kuugu dhow uu noqdo galti sababtana waa in aadan fahmeen.

13/05/2025
12/01/2025

Wasiiradda Deegaanka Israa’iil Orit Strock: Heshiiska miiska saaran waa guul cad oo u soo hoyatay argagixisada, waxaana khasaaro noqon doona dadaallada lagu nadiifinayo marinka.

12/01/2025

Hey’adda Warbaahinta Israa’iil: 8 askari ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay dhismo ku yaalla Jabaliya, kuwaas oo 3 ka mid ah ay xaaladoodu halis tahay, qaraxa ayaa dhacay Jimcihii lasoo dhaafay.

12/01/2025

Yedioth Ahronoth:
Taliska guud ee ciidamada Israa’iil ayaa la kulmaya heer aan h**e loo arag oo ah kalsooni darro.
Hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo amniga ee Israa’iil waxay fahamsan yihiin in joojinta colaadaha ay keeni doonto sii-daynta maxaabiista, islamarkaana Xamaas aysan noqon doonin ciidamo rasmi ah.

12/01/2025

Degdeg | J.D. Vance:
Trump wuxuu si cad ugu hanjabay Xamaas in ay ku mutaysan doonto cawaaqib xumo haddii heshiis laga gaarin kahor inta uusan isaga tagin Aqalka Cad.
Cawaaqibka Xamaas ku dhici kara waa in Mareykanku u fududeeyo Israa’iil inay gebi ahaanba burburiso inta ka harsan Xamaaas.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
T5A3S8

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:29
Sunday 07:40 - 20:25