Safesom Collection Store

Safesom Collection Store

Share

Soo dhawaaw Macmiil oo nagu soo biir Page ka Follow garey si aad ula socoto Alaabaha aan soo dhigno
New Arrivals ✨️ Mahadsanid.

Waa Collection Store oo aad ka heli karto Alaabo kala duwan.

01/04/2026
Photos from Safesom Collection Store's post 17/03/2026
Photos from Safesom Collection Store's post 12/03/2026

Set ka Ciida waa idin kugu diyaar Safesom Collection Store
Qiimaha Set ka iswata waa 3️⃣5️⃣
H**e u soo gaar Xarunteena Howlwadaag Bakaaro ka soo horjeed ka Masjid ka Biyamalow Mall ka.
Waxaa ka heynaa Number kooban
Tell 0615203055 0613363613

08/03/2026

Kabaha Ciida Sandal dagan Style leh waxaa ka heleysaa Xarunteena
Safesom Collection Store
Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Size 39 ilaa 44
📞 📲 🤙 0615203055
0613363613 0610444030
Nagu soo booqo Xarunteena
Ama Ka soo dalbo Numbers ka Shaashada ku qoran ⤴️

07/03/2026

✨️Bishaaro Bishaaro Bishaaro✨️
SET KII CIIDA QIIMO JABAN
( Qiimo dhimistan waxey soconeysaa Mudo Kooban )
Macmiisha ku dhaqan Muqdisho iyo Nawaaxigeeda waxaa idin diyaarinay Markale Set kii Ciida Ragga oo iswata Qurux badan, Ahna Dhar tayadiisana laga taxadaray ⤵️
Set kan wuxuu ka kooban yahay
1️⃣ Shaati Dun liishe 100% Cotton
Ka fiiri qeybta hoosa Sawirada Colors Shaatiyada Set ka la socda
Sizes Available L XL 2XL
2️⃣ Macawis Update Models dambe Sanadkan
3️⃣ Kabo Sandal dagan 39 - 44
4️⃣ Perfume Udgoon
5️⃣ Tasbiix Digital fargashi
Dikriga ku haboon
📍Location Biyamalow Howlwadaag Bakaaro Mall ka
Naga la soo xariir ⤵️
Whatsapp / 📞 📲 🤙
0️⃣6️⃣1️⃣5️⃣2️⃣0️⃣3️⃣0️⃣5️⃣5️⃣
0️⃣6️⃣1️⃣3️⃣3️⃣6️⃣3️⃣6️⃣1️⃣3️⃣

Photos from Safesom Collection Store's post 11/02/2026

Kursi
Kursi
Miiska Akhriska


Tell 0615203055 / 0613363613

31/01/2026

KURSIGA DARYEEL KA WAAYEELADA – KU HABBOON

Ma doonaysaa raaxo, badbaado & fudayd daryeel Waalidkaaga?
Kursigan waa xalka ugu fiican ee waayeelka iyo dadka u baahan taageero maalinle ah.

✅ Faa’iidooyinka Kursiga:

🛞 Taayiro adag oo si sahlan loo dhaqaajin karo

🍽️ Miis h**e oo laga saari karo – ku habboon cunno & shaah

🛋️ Barkimooyin jilicsan oo raaxo leh

📏 Dhirir la hagaajin karo

🏠 Ku habboon:

Daryeelka waayeelka guriga

Dadka xanuunsan ama naafada ah

Qoysaska doonaya daryeel fudud & amaan ah

💙 Raaxo • Badbaado • Daryeel Wanaagsan

📞 La xiriir hadda – Kursiga daryeelka aad ku kalsoonaan karto! 📞 📲 🤙 0615203055
0613363613 0742 005410
Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.

Photos from Safesom Collection Store's post 14/01/2026

💪 QALAB JIMICSI OO DHAMMEYSTIRAN (ABS FITNESS MACHINE) 💪

Ku samee jimicsi gurigaaga adigoon u baahnayn gym!

✅ SIDA LOO ISTICMAALO:

☆ Jiifso korka sariirta jimicsiga adigoo dhabarka saaraya

☆ ️Ku xir lugaha meelaha loogu talagalay si ay u xasilloonaadaan

☆ Qabo gacmaha ama ku naso dhinacyada sida jimicsigu u baahan yahay

Samee:

✔️ Sit-ups

✔️ Crunches

✔️ Leg raises

✔️ Caloosha & dhabarka jimicsi

✅ FAA’IIDOYINKA:

Dhisaa murqaha caloosha (ABS)

Yareeya baruurta caloosha

Laablaaban (foldable) – meel yar ayuu qaataa

Ku habboon rag & dumar

Guriga ayaad ku isticmaali kartaa

🔥 Natiijo degdeg ah + jimicsi raaxo leh
🏠 Ku jimicsi gurigaaga mar walba

📞 Nala soo xiriir ⤵️
0615203055 0613363613
0742 005410

04/01/2026

Sariirta Caruurta
Baby Product
Waxaa ka heleysaa Xarunteena Safesom Collection Store
📍Howlwadaag Bakaaro.
Ka soo dalbo Numberada Shaashada ku qoran.
0615203055 / 0613363613

16/12/2025

𝐉𝐮𝐦𝐥𝐨 𝐊𝐮𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚, , 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐲𝐚𝐝𝐚, 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚, 𝐖𝐚𝐱 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚.

Safesom Collection Store

📍Location Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
0615203055 / 0613363613

13/12/2025

𝗕𝗼𝘀𝘀 𝗖𝗵𝗮𝗶𝗿 𝗙𝗮𝗱𝗵𝗶 𝗿𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝗮 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗮 Safesom Collection Store 𝗕𝗶𝘆𝗮𝗺𝗮𝗹𝗼𝘄 𝗛𝗼𝘄𝗹𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 𝗕𝗮𝗸𝗮𝗮𝗿𝗼. 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗾𝗼 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗡𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗻 ⤵️ 𝗧𝗲𝗹𝗹 0615203055 / 0613363613 0742 005410

05/12/2025

Soo dhawaaw Macmiil ⤵️
🟠 Miiska Akhriska nuucyadiisa kala duwan waa kugu diyaar Xarunta Safesom Collection
🟠 Kursi Ofiice Boss Chair
Adeeg Hufan & Daryeel ka Macaamiisha 0742 005410
0615203055 0613363613
Bakaaro, Mogadishu Somalia

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Biyamalo Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu