Saramic
Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha
26/05/2026
๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค
Ciid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, Alle haka aqbalo soonkii, salaaddii iyo acmaashii wanaagsaneyd.
Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, farxad iyo barwaaqo ku gaara.
Wajidhaq qaanad leh oo casri ah, kuna dhisan tayo sare iyo bilic qurux badan si uu musqushaada ugu yeelo muuqaal nadiif ah oo soo jiidasho leh.
Muraayad casri ah, basin adkeysi leh iyo qaanado kaydin ah โ dhammaan waxaad ka heli kartaa Saramic Building Material.
Zoobe, Buulo Xuubey, Bakaaro & Darusalaam.
22/05/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค
๐๐ฅ๐ฅ๐ ha inaga dhigo kuwii maanta ducadooda la aqbalo, dambigoodana la dhaafo. Maalintan barakeysan aan ku badino salaadda ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๏ทบ, ducada, iyo camalka wanaagsan.
Sidoo kale, waxaan galnay maalmaha kheyrka badan ee bisha ๐๐ก๐ฎสป๐ฅ-๐๐ข๐ฃ๐ฃ๐๐ก ๐๐๐๐ ๐๐ โ waa maalmo fadli weyn leh oo camalka wanaagsan aad loo jecel yahay.
๐๐ ๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ:
Salaadda
Soonka
Sadaqada
Qurโaan akhriska
Ducada iyo dikriga
Camal wanaagsan oo la sameeyo maalmahan ma jiro mid ๐๐ฅ๐ฅ๐ uga jecel.
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง.
Ku ilaali gurigaaga ama xafiiskaaga ๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐จ๐๐ค casri ah โ naqshad qurux badan, tiknoolajiyad horumarsan, iyo amni aad ku kalsoonaan karto.
Waxuu leeyahay Fingerprint, Password & App Control, Card Access, iyo furitaan ammaan ah si uu kuu siiyo ilaalin buuxda iyo raaxo casri ah.
17/05/2026
Ku ilaali Smart Lock casri ah isku darka naqshad casri ah, tiknoolajiyad horumarsan, iyo amni sare oo loogu talagalay albaabbada gurigaaga ama xafiiskaaga.
1. Furitaan Fingerprint ah
2. Password & App Control
3. Helitaan fudud oo ammaan ah
4. Ku shaqeenayo Card
5. Leh furo
Dooro Smart Lock-ka casriga ah ee kuu keenaya kalsooni iyo ilaalin buuxda.
Zoobe โ Buulo Xuubey, Bakaaro iyo Darusalaam
๐ +252 61 5651554 | +252 61 5533377
15/05/2026
๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisha qiimaha badan ee shirkadda Saramic Building Material.
Maalinta Jimcaha waa maalin barako iyo kheyr badan leh. Aynu ku dadaalno:
๐คฒ Qusulka
๐ Salaadda Nabiga (SCW)
๐ Akhrinta Suuratul Kahf
โค๏ธ Ducada iyo xuska Allah
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadeenna dhammaanteen.
13/05/2026
Saramic Tile Adhesive 20KG
Xalka ugu habboon ee dhejinta tiles-kaaga!
โ๏ธ Dhejin adag oo muddo dheer waarta
โ๏ธ Ku habboon darbiyada iyo sagxadaha
โ๏ธ Si fudud loo qaso loona isticmaalo
โ๏ธ Dhameystir nadiif ah iyo muuqaal qurux badan
Ku dhis kalsooni iyo tayo sare adigoo adeegsanaya Saramic Tile Adhesive โ doorashada saxda ah ee mashruuc kasta dhismo.
๐ Zoobe - Buulo Xuubey, Bakaaro iyo Darusalaam
๐ +252 61 5651554 | +252 61 5533377
๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ช๐๐ฅ๐๐๐๐ง ๐ฌ๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐๐ฌ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐๐๐.
Maanta waxaan ku baraynaa sida saxda ah ee loo qaso koolada Mutuleelka Saramic si ay u noqoto mid adag, tayo leh, isla markaana si fiican ugu dhegta dhulka.
๐๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ:
โ
Machine lagu qaso
โ
Caag ama gasacad
โ
5 Liter biyo ah
โ
Gloves
โ
Okiyaal
โ
20KG Koolo Mutuleelka Saramic
Habka saxda ah ee loo qaso:
1. Marka h**e biyaha ku shub caagga ama gasacadda
2. Kadib si tartiib ah ugu dar koolada
3. Isla waqtigaas isticmaal machine-ka si uu isku mar u qaso
4. Sii wad qasista ilaa ay kooladu noqoto mid si fiican isku dhex gashay oo leh isku dheg dheg u eg xanjada
Marka ay sidaas noqoto waxay diyaar u tahay in lagu isticmaalo dhigista Mutuleelka dhulka.
La soco talooyin iyo farsamooyin dheeraad ah oo ku saabsan dhismaha iyo Saramic-ka.
08/05/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค - ุฌู
ุนุฉ ู
ุจุงุฑูุฉ
ุงูููู
ูู ููู
ุงูุฌู
ุนุฉ
ุงุบูุฑ ููุง ุฐููุจูุง
ูุงุฑุฒููุง ุฑุงุญุฉ ุงูุจุงู
ูุญูู ููุง ู
ุง ูุชู
ูู
ูุงุฌุนู ููุง ู
ู ูู ูู
ูุฑุฌูุง ูู
ู ูู ุถูู ู
ุฎุฑุฌูุง.
06/05/2026
Saadaali ciyaarta u dhaxaysa Bayern Munich vs PSG kuna guuleyso $10
๐จ๐๐๐ ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฝ๐ถ๐ผ๐ป๐ ๐๐ฒ๐ฎ๐ด๐๐ฒ โ ๐ฆ๐ฒ๐บ๐ถ-๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐น๐ | Leg 2 of 2
Yaa u gudbaya final-ka?
Bayern Munich mise ๐ต PSG?
Shuruudaha lagaa rabo si aad u guuleysato:
1๏ธโฃ Ku mention garee ugu yaraan 3 qof qeybta commentiga.
2๏ธโฃ Like & Follow saar page-ka.
3๏ธโฃ Public ugu share garee post-ga.
4๏ธโฃ Comment kusoo qor natiijada saadaashaada.
5๏ธโฃ Lama ogola in comment-ka la edit gareeyo.
6๏ธโฃ Hal saadaal oo keliya ayaa la aqbalayaa.
F.G: Saadaasha waxay xirmeysaa marka ciyaartu bilaabaneyso.
Abaal-marin gaaraysa $10 ayaa la siin doonaa qofka sida saxda ah u saadaaliya natiijada ciyaarta.
Guul wacan dhammaan!
04/05/2026
Ma rabtaa in musqushaada ay noqoto mid casri ah, nadiif ah oo soo jiidasho leh?
Saramic Building Material waxay kuu haysaa Wajidhaqyo casri ah
โ Cabirro kala duwan: 80cm & 70cm
โ Qanado leh (Storage) โ si aad si habsami leh ugu kaydsato agabkaaga
โ Cabinet Artibasin Style โ muuqaal modern ah
โ Tayo sare oo waarta (Durable & Water-resistant)
๐ Goobta: Buulo Xuubey, Zoobe (Bakaaro & Darusalaam)
๐ Nala soo xiriir: +252 61 5651554 / +252 61 5533377
๐ Dalbo hadda oo ka dhig musqushaada mid ka duwan kuwa kale!
Telephone
Website
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 16:30 |
| Tuesday | 07:00 - 16:30 |
| Wednesday | 07:00 - 16:30 |
| Thursday | 07:00 - 16:30 |
| Saturday | 07:00 - 16:30 |
| Sunday | 07:00 - 16:30 |