IIBSO
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IIBSO, Mogadishu.
Kuduceyso ducadaan. Waliba maalin jumco ah Insh,alaah
Fiiri awooda ale wll tusaale waxey tahay sidow rabigeen inoo taban taabinayo
المفتوح الحياة عسر بعديسر
29/07/2025
Waxaa sare kac xooggan kuyimid Qiimaha Hilibka Xoolaha ee magaalada boosaaso Sababta waa xoolihii oo yaraaday sida Hada soomaalidu udhaqmeyso Hadan waxlagabedilin magaalooyin kale ayey Hilib l,aan kadhaci doontaa xoolaha ugu badan ee carabta lagu dhaqdo ama lagacuno waa xoolaheena kudarso Hadaan lahelin waxgarad culimo iyo urura Bulsho oo istaaga iaalinta Nabad Guurka xoolaha aneemiyo ayaa dhici doonta waad aragtaan kaluunkiina cadaan iyo madow ayaa iska Guranayo oo kuqaraabanayo beda ayaan burcad badeed idinkaga ilaalineynaa bal isweydii yaadaran iyaga iyo burcadbadeed waa sax burcad badeedku mafiicno lkn iyana noosubki maayaan xaalufin aan laqiyaasikarin ayey wadaan
28/07/2025
Waa codsi keliya. utaabo mahadsanid
Ilaahey dartii ucaawi Waa wiil somaliyed oo ku dhibaateysan liibiya magafe ayaa lacag dhan 10000$ u heysta Caawi. 1$. Xitaa waxbay utareysaa udir
Wixi caawimad ah ugu hagaaji
Aabe Mohamed ali
Tell 0638048350
M,ihi siyaasi BEGKANA loogamahadlo siyaasad wlhi damiirku imasiinayo shib inaan iskadhaho markaan maqlay xalay ciidamo itobiyaan ah ayaa weeraray xereda ciidamada dowladda somaaliya ee degmada dolow waliba waxaalaleeyahay sida xalay madaafiicda looladhacay saraakiishii ciidamada ayaa gacanta lagudhigay Halka madaxdeenii Qaranka ee kulashirayaan isla itobiya war dalka dowlad Haloonoqdo oo Halabadbaadiyo dhiiga asgarteena iyo shacabka
Aayada Rizqigq daawo oo faafi wll
Aayads rizqiga daawo oo faafi wll
🥵🥵🥵🥵🥵 Muuqaalkan daawo ciilka iyo carada kamuuqato caradu waxey Gaartay Heer uusan isxakameyn. Karin dowladeenu Keen maahee Hoomataqaan
😭😭😭😭😭😭 ilaahow ugargaar wallasey rer 🇸🇾 syria
21/07/2025
افلا ينظرون الي الابل كيف iخلقت miyeyna fiirineyn keyfa sidee baa khuliqat loo abuuray
Click here to claim your Sponsored Listing.