Keyd Camera Shop
Waxaan iibinaa cameroyinka celiska ah /second hand
Halkan Waa hooyga cameroyinka📸
📍MOGADISHO -SOMALIA🇸🇴
📸 CANON R7 + RF 100-500mm 🔥
💯 Zoom dheer & sawir tayo sare leh
📍 Keyd Camera
🏷️ Trusted • Tested • Affordable
📩 Nala soo xiriir si aad u hesho qiimaha & faahfaahinta.
Dji mini3✅
🚀Drone fudud oo tayo sare leh — ku
habboon sawirro iyo muuqaal qurux badan!
Waxa ku jira:
📦3 Battery
DJI RC - Remote Control Screen leh
Ku habboon Content Creators, Travel &
Business.
🏬Dalbo hadda - stock waa diyaar!
28/07/2026
OGEYSIIS - KEYD CAMERA
Keyd Camera waxay iibsaneysaa dhammaan
noocyada qalabka sawir-qaadista iyo muuqal duubista.
Waxaan u baahanahay:
• Camera-yada (Canon, Sony, Nikon,
Lumix, iwm.)
• O
Lens-yada
Gimbal
Microphone
Flash & Studio Lights.
• Camera Accessories
Haddii aad haysato qalab aad rabto inaad iibiso, fadlan nala soo xiriir. Waxaan bixinnaa qiimo macquul ah iyo adeeg lagu kalsoon yahay.
Keyd Camera
Trusted Home of Used
Dji osmo pocket3📸🔥
🎬 Studio Backgrounds – Kor u qaad tayada studio-gaaga adigoo dooranaya Studio Backgrounds tayo sare leh.
🎨 Naqshado casri ah oo kala duwan
📷 Ku habboon sawirro, muuqaallo iyo livestreams
Naqshado qurux badan midba mida kale ka shidanyahey🔥📸
CAMERA COVER SILICON DIFAAC
Canon 90D/ 80D / 250D / 750D Covers Available
Camera-gaaga ka ilaali:
• Xagashada
• Boorka
• Dhicista fudud
* Silicon tayo sare leh
Difaac qurux badan Qiimo jaban
whatsapp noogu soo dir dalabkaaga
SOO DHAWOOW😊
Waxaan kuu haynaa
✨background Tayo sare
✨ Qiimo macquul ah
🚚 Adeeg degdeg ah
Ha seegin fursaddaada ❤️
📸 Canon EOS 90D + lens 18-135mm 🔥