WEEB TV

WEEB TV

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WEEB TV, Politician, km 4, Mogadishu.

Photos from WEEB TV 's post 12/06/2026

Gooro baqaqsa waa dhul barwaqo
Dihantahay mashaa.Alaah

Photos from WEEB TV 's post 01/06/2026

Hoganka nabad Galyada DDS Abdiqadir Rashiid Ducaale iyo musharaxiinta xisbiga Barwaaqo way codeeyeen .

FG _ D GURRE DHAAMOOLLE wax'aa si habsami leh oga socda Codbixinta Doorashada 7 aad ee dalka iyo Deeganka soomalida , subaxnimadii h**e ee saaka markay sacadu Ahayd 12 subaxnimo ayay shacabka D GURRE DHAAMOOLLE u Soo dareeren in ay codeeyaan.

31/05/2026

Hogaanka Nabadgelyada DDS( mudane Abdikadir Rashid Duale) iyo dhaliyarada soomliyeed,ee safarka dhul barasho,inoogu timid,oo wakhti qurux badan ku qaadanaya xarunta dalxiiska,ee looyaqaan ( laanjo ) xaruntaan oo ku taal, magaalada Gurre dhaamoole,

FG:waxaa sidoo kale, xarunta (Gobolka Gurre dhaamoole) ku sugan Xildhiabaanada kala ah, (mudane Xildhibaan Maxamad Shaqlane) iyo Gudomiyaha Gobolka (mudane Dakir Aden) iyo Gudomiyaha degmada Gurre dhaamoole, (mudne Qaliif Cumar) ,iyo dhamaan maamulka dowladda hoose, ee magaalada (Gurre dhaamoole).

FG: waxaan siddo kale halkan, aan ooga mahad cilinayaa, dhalinyarada safarka dhul barasho, inoogu timid, waxaan leeyahay guleeysta jaallayaal dhamaantiin.

FG: waxaan siddo kale,halkaan aan oga Mahad celinayaa, dhaliyaraada qeybeheeda kala duwan,ee magaalada (Gurre dhaamoole), oo ku hoowlaneed mamuuskaa quruxda badan, rag iyo dumarba waxaan leeyahay guleeysta jaallayaal dhamaantiin:

29/05/2026

GURRE DHAAMOOLE

29/05/2026

War nimankan waxeey utararexen gobolki
Macdanta iyo malabka Ee gurredhaamole
Ahaa Soodhowada zxbyal

22/05/2026

Dayaca kajira goro baqaqsa waa mid xadhkaha gostay ambulas
Beey dowladu bixisa hadana 6 bilod ma shaqeso
Hadad ubahato waxa lagu leyahay waxay tala garash kuyala dolow ado ilahayba umada umaqan
Kuwa hogamiyayasha ah waxan.leyahay umada sidacada ogu adega malinba la idinla xisabtami donaye🐎

21/05/2026

Gudomiye kuxigeenka Degmada Gurre baqaqsaa, ayaa maanta lagu wareejiyay ,gaari gurmadka degdega ah ee ambulance 🚑,

FG Degmada Gurre baqaqsaa senterada hoos yimaada. ayaa baahi badan u qabay ineey helaan ,ambulance si hufan ogu adeego shacabka tuulooyinkaas

FG Gudomiye kuxigeenka Degmada Gurre baqaqsaa mudane Abdiraxmaan Qaliif ,ayaa la wareegay furaha ambulance eey yeelaneeso degmada

FG Adiraxmaan Khalif waa shaqsi eey ku amaneen. bulshada uu adeega u hayo inuu yahay shaqsi shaqadiisa siddi loogu talagay oogasoo baxay ,

FG Gudomiye kuxigeenka Degmada Gurre baqaqsaa ,mudane Adiraxmaan Khalif ayaa lagu Amanaa inuu ka fogyahay) eexda ,musuqa , iwm

Photos from WEEB TV 's post 16/05/2026

Gurredhaamole waa meja oogu
Dhul qurxoon deeganka🏃‍♀️🐎

13/05/2026

WEEB TV Doorka hogaamineed ee Raysalwasaare Dr Abiyi Axmed uu kaqaatay horumarinta adeegyada aadalaha Digitaalka Itoobiya oo tusaale iyo hormuud u noqonaya hal abuurta iyo Adeegsiga technology yada qaarada Afrika.

11/05/2026

Gobolkii curdunka ahaa ee Gurre-Dhaamole manta kabaha lala kormary inshaa.Allh waa inoo markale kubadu waa barcad &bar madow🐎🚸

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Km 4
Mogadishu
252