Daacad Design

Daacad Design

Share

Ku soo dhawoow walaal Gacma furan iyo Qalbi Saafi ah Hoyga Nashqadeynta & Dabacaada Ee Daacad Design

17/02/2026

Bisha Barakeysan ee Ramadaan waa bishii naxariista, dembi dhaafka, iyo kheyrka badan. Waa waqti qalbiyadu u jeestaan cibaado, is-cafis, iyo samafal. Soonku ma aha oo kaliya gaajo iyo harraad, balse waa sabar, edeb, iyo isku day inaan noqono kuwo ka wanaagsan sidii h**e.
Ilaahay ha naga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta fadliga Ramadaanka, ducadoodana la aqbalo, qalbiyadoodana la daahiriyo.
Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™โœจ

13/02/2026

๐ŸŒ™ Jumcadii Ugu Dambeysay ee Shacbaan โ€“ Jumco Mubaarak ๐ŸŒ™
Waa fursad qaali ah oo aan ku xoojinno ducada, towbada iyo camalka wanaagsan,
annagoo isu diyaarinayna bishii barakaysnayd ee Ramadaan ๐Ÿคฒโœจ
Ilaahay ha inaga dhigo kuwo gaara Ramadaan caafimaad iyo iimaan buuxa,
hana inoo aqbalo camalkeenna suuban.
๐Ÿ’ซ Jumco barako leh dhammaan ummadda Muslimiinta ๐Ÿ’ซ
Daacad Design

06/02/2026

Jumco Mubaarak
Ilaahay ha inoo aqbalo camalka suuban,
hana inaga dhigo kuwo qalbiyadoodu nadiif yihiin ๐Ÿคฒ
Maanta ha noqoto maalin barako, nabad iyo rajo cusub
Jumco Wanaagsan dhammaan bahda Daacad Design

08/01/2026

"Ugu imow waqti gaaban
Iyo qiima ku raali giliyo "
Daacad Design

26/12/2025

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Akhri Suratul Kahf maalinta Jimcaha waxay leedahay ajar iyo nuur u ifaaya qofka ilaa Jimcaha dambe.

"Ugu imow waqti gaaban
Iyo qiima ku raali giliyo "
By DabacaaddaDaacad Design

Daacad Design

30/10/2025

๐—๐—œ๐— ๐—–๐—ข ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก

22/08/2025

Photos from Daacad Design's post 11/08/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS waxaa lagu wargelinayaa dhamaan dadka ku xeran pages-ka Daacad Design in labadalay logo-dii h**e lagana dhigay sidaad aragtaan WAAD MAHADSAN TIHIIN.

06/06/2025

Ciidul-Adxa Mubarak.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุงู„ู ุฎูŠุฑ
06jun2025 Friday

29/03/2025

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก
Caafimaad, Farxad, Nabad, Cisa & Sharaf ku Ciida.
๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐˜‚๐—น- ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

28/03/2025

RAMADAN MUBARAK
DAY 28 AND THE LAST JUMA OF RAMADAN MONTH alxamdullilah

17/03/2025

Afur wanagsan Saaxipiyaal

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Howlwadaag
Mogadishu
0000