Key Message
Communication and PR company based in Somalia
Your Narrative Solutions
Waa qiso kulansatay saameyn bulsho, garab istaag iyo hoggaamin dhab ah. Farxad ayey inoo tahay in aan kaalin ku lahayn (Fikradda, diyaarinta iyo soo saarista) soo bandhigidda arrintan.
19/06/2023
We have the capacity to deliver higher impact at local
and committed to the international standards thus multicultural environment we work in.
Portfolio Goobjoog FM waa idaacad madax bannaan xarunteeda ugu weyna ay tahay Muqdisho, kuna leh xarumo gobollada dalka. Website-ka Goobjoog News waxaa si toos ah looga dhageysan karaa barnaamijyada iyo warka ka baxaya idaacadda idaacadda Goobjoog FM, iyadoo la adeegsanayo aalladda tebinta toos ka ah (Live st...
14/05/2023
HOOYO waa Tiirka iyo Aasaaska koowaad ee nolosha. Dunida waxaa maanta oo kale sanad kasta laga xusaa maalinta hooyada. Dhammaan hooyooyinkeena aan si wada jir ah u dhahno, "Mahadsanid Hooyo".
Documentary ay Keymessage ka sameysay Banbaxa Gobolka Benadir. Shirka oo maamulka Gobolka Banaadir uga qabsoomay magaalada Muqdisho 10-14 ka Janaayo 2023, ayaa waxaa tabintiisa lahaa shirkada adeeg warbaahineed ee xiriirka bulshada ee KeyMessage .
https://www.youtube.com/channel/UCdK_UU9Xn8QLOe7CupFfVHg
04/05/2023
Dunida waxaa maanta looga dabaaldegayaa maalinta fure sireedka adduunka. Imisa jeer ayaa beddashaa fure sireedka akoonadaada?
Wax walba oo ku saabsan Calaamadda Aqoonsiga Twitter-ka ee Blue tick.
24/04/2023
Ma ku wareertay isbeddelka cusub ee Twitter?
21/04/2023
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Alle sanadkaan sanadkiisa ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo.
عيد مبارك
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال
24/03/2023
.
22/03/2023
, dhammaan umada Soomaaliyeed.
21/03/2023
Curating Strategically Designed Celebrity Campaigns To Promote Our Clients' Brands.
Kaarkaaga waa furaha kobcinta aqoontaada Online-ka.
Ka kororso aqoontaada websiteka aad doonto sida Coursera, Udemy, Linked Learning, Skillshare, Udacity iwm adigoo aan ka walwalin khidmad ama fee.
Khibraddeena xayeesiin sameynta waa mid la jaanqaadeysa dunida.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252